X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 12/Feb 05:19

Heshiiska dhismaha 6 wado oo xalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho

Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Munaasabad lagu soo bandhigayey saxiixa heshiiska shirkadaha loo qaatay tartanka dhismaha qaar ka mid ah dayactirka iyo dib udhiska waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ka daah furay Ra'iisul wasaare kuxigeenka dalka Cabdisalaan Cabdi Cali waxaana si rasmi ah heshiisyadaasi u saxiixay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir " Waa inaan matalaad 21 mudane ku yeelanaa Aqalka sare"

hiiraan.com - 10/Feb 11:05

Isniin, February 10, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta ka qeyb galay shir...

Sorry! Image not available at this time

Nuxurka war martiyeedkii laga soo saaray kulankii Taliyeyaasha Militari ee Soomaaliya iyo Itoobiya ku dhexmaray Muqdisho

hiiraan.com - 19:15

Axad, February 23, 2025 (HOL) - War martiyeed lagu saxiixay Magaalada Muqdisho oo dhowr qodob ka kooban ayaa laga soo saaray shir maagalada Muqdisho...

Sorry! Image not available at this time

Fannaanad loo diiday inay bandhig faneed ku qabato Muqdisho oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay

hiiraan.com - 16/Feb 14:26

Axad, February 16, 2025 (HOL) - Hobolada Haboon Nuura, oo ka mid ah kooxda Dayax Band ee ka dhisan magaalada Hargeysa, ayaa si weyn loogu soo...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay weerar khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo ka dhacay Ceelbuur

hiiraan.com - 18/Feb 12:58

Talaado, February 18, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal Xalay ciidamada deegaanka ku...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweynaha Soomaaliya oo wafdi ka socda Turkiga kula kulmay Muqdisho

hiiraan.com - 11/Feb 06:25

Talaado, February 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Villa Soomaaliya ku qaabilay kuxigeenka wasiirka arrimaha...

Sorry! Image not available at this time

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay inaan lagula xisaabtami karin Nadaafad darida Caasimadda

hiiraan.com - 20/Feb 14:12

Khamiis, February 20, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa sheegay in uu doonayo in...

Sorry! Image not available at this time

Qoysas Soomaaliya oo Dowladda ka dalbaday inay Sacuudiga kala xaajooto Soomaali Dil kuxuman

hiiraan.com - 19/Feb 16:19

Arbaco, February 19, 2025 (HOL) - Waxaa Maanta magaalada Muqdisho ka dhacay dibad baxyo ay dhigeen Qoysaska muwaadiniin Soomaaliyeed oo xukun dil...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dalkeenna waxaa laga hirgelinayaa xarunta horumarinta dhaqaalaha Buluugga ah ee IGAD"

hiiraan.com - 06:59

Axad, February 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in Urur goboleedka IGAD uu...

Sorry! Image not available at this time

Howlgal ka dhacay gobolka Mudug oo lagu dilay horjoogeyaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

hiiraan.com - 21/Feb 08:29

Jimco, February 21, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaan ku qaadeen...

Sorry! Image not available at this time

Goobaha Ganacsiga ee Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo maanta dib u furmay

hiiraan.com - 12/Feb 06:18

Arbaco, February 12, 2025 (HOL) - Waxaa saakay dib loo furay goobaha Ganacsiga ee Suuqyada Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Suuqa ugu weyn ee Bakaaraha...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément