X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 25/Jun 09:02

Afhayeenka ONLF " Doorashada marka la cod bixinayo anagaa ka badan PP, laakiin marka natiijada lagu dhawaaqayo unbay PPdu badanaysaa"

Talaado, Juun, 25, 2024 (HOL) - Afhayeenka Ururka ONLF Cadaani Hirmooge oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha afka ururka ayaa ka hadlay sida uu ururkiisu u arko Doorashadii ku celiska ahayd ee maamulka magaalada Jigjiga oo Axaddii aynu soo dhaafnay ka dhacday magaalada Jigjiga, taas oo ay ku tartamayeen dhowr xisbi oo uu kamid ahaa Ururka ONLF.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Hantidhowrka Guud ee Qaranka oo shaaciyay in ku dhawaad 21 Milyan oo doolar ka maqan tahay qasnada dowladda

hiiraan.com - 02/Jul 14:51

Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Hantidhowrka guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay khasaaraha ka dashay roob xoogan oo Muqdisho ka da'ay

hiiraan.com - 24/Jun 08:33

Isniin, Juun, 24, 2024 (HOL) - Inta la xaqiijiyay laba caruur ah ayaa ku geeriyootay roob xoogan oo 24-kii saacadood ee la soo dhaafay ka da'ay gudaha...

Sorry! Image not available at this time

ONLF alleges election fraud in Jigjiga, predicts Prosperity Party victory

hiiraan.com - 25/Jun 18:16

JIGJIGA, Ethiopia (HOL) — ONLF spokesman Adani Hirmooge has raised concerns about irregularities in the recent repeat election for the Jigjiga city...

Sorry! Image not available at this time

Dab xooggan oo maanta ka kacay suuqa Ashawa ee magaalada Diridhabe

hiiraan.com - 02/Jul 09:18

Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Diri dhaba ayaa sheegaya in maanta uu dab xooggan ka kacay mid kamid ah suuqyada...

Abiye Axmed oo si lama filaan ah uga hadlay buuqa ka dhashay heshiiska Badda ee Somaliland

jowhar.com - 04/Jul 15:36

Jul 04 (Jowhar.com)- Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo maanta la hadlay Baarlamaanka dalkiisa ayaa sheegay in dowladdiisu aysan su’aal galinaynin...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Jawaari

hiiraan.com - 29/Jun 14:00

Sabti, Juun, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka qayb galay Aas Qaran oo Muqdisho loogu...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa OPEC oo heshiis ka gaaray Deyn Soomaaliya lagu lahaa

hiiraan.com - 26/Jun 10:31

Arbaco, Juun, 26, 2024 (HOL) - Waxaa magaalada Viena ee dalka Austria heshiis kula saxiixday Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC iyo Wasiirka...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa OPEC oo heshiis ka gaaray Deyn Soomaaliya lagu lahaa

hiiraan.com - 26/Jun 10:31

Arbaco, Juun, 26, 2024 (HOL) - Waxaa magaalada Viena ee dalka Austria heshiis kula saxiixday Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC iyo Wasiirka...

Sorry! Image not available at this time

Puntland iyo saraakiil ka socday Midowga Yurub oo kawada hadlay xoojinta la dagaalanka kooxaha Burcad badeedda

hiiraan.com - 05/Jul 09:43

Jimco, Luulyo, 5, 2024 (HOL) - Saraakiil ciidan oo ka socday Howlgalka Ilaalada badda ee Midowga Yurub, ayaa kulan xeebta magaalada bosaso kula qaatay...

Sorry! Image not available at this time

Ciidanka dowladda oo gacanta ku dhigay Nin Ajnabi ah oo ka tirsan kooxda Al-shabaab

hiiraan.com - 24/Jun 08:39

Isniin, Juun, 24, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee ka howgala magaalada Ceeldheer ee gobolka...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément