X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 11/Aug 10:45

Dab khasaare culus geystay oo ka kacay suuqa weyn ee magaalada Jowhar

Aug 11( Jowhar.com)-Wararka ka imanaya gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in dab xooggan uu ka kacay Suuqa weyn ee magaalada Jowhar, kaasoo dhaliyay khasaare hantiyadeed oo baaxad weyn leh. Dabkan oo bilowday aroortii hore ee saaka ayaa saameeyay qeybo badan oo suuqa kamid ah, waxaana damintiisa la tacaalayay shacabka magaalada, walow ay ku guuleysan waayeen iney dabka […]

Articles similaires

Qaraxyo lagu weeraray suuqa weyn ee deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim

jowhar.com - 31/Aug 06:31

Aug 31(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab xooggan oo qabsaday Suuqa weyn ee Xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim Degmada Garasbaaleey ee...

Wararkii u danbeeyay khasaare ka dhashay madaafiic lagu weeraray aagga Xerada Xalane

jowhar.com - 05/Sep 06:12

Sep 05 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarahanka dhashay madaafoic aroortii hore ee saaka kusoo dhacday xaafado kudhow garoonka...

Sorry! Image not available at this time

Khasaare xooggan oo ka dhashay dab qabsaday kaalin shidaal oo kutaala magaalada Garowe

hiiraan.com - 08/Sep 10:29

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Khasaare ba'an ayaa ka dhashay dab xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Garowe, caasimadda maamulka...

Suuq ku yaala degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho oo qaraxyo lagu weeraray

hiiraan.com - 31/Aug 06:24

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Suuqa ugu weyn degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu guban haayo mudo dhowr saacadood...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada Buula burte

hiiraan.com - 31/Aug 16:35

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo galinkii dambe ee maanta ka dhacay gudaha magaalada...

Ugu yaraan 17 arday ayaa ku dhintay dab ka kacay iskuul ku yaalla dalka Kenya

jowhar.com - 06/Sep 07:32

Sep 05 (Jowhar)-Ugu yaraan 17 arday ah ayaa ku dhintay halka 13 kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah kadib markii uu dab ka kacay qeyb ka mid ah...

Ugu yaraan 17 arday ayaa ku dhintay dab ka kacay iskuul ku yaalla dalka Kenya

jowhar.com - 06/Sep 07:32

Sep 05 (Jowhar)-Ugu yaraan 17 arday ah ayaa ku dhintay halka 13 kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah kadib markii uu dab ka kacay qeyb ka mid ah...

Sorry! Image not available at this time

Shil gaari oo ay ku geeriyoodeen Hooyo iyo wiilkeeda oo ka dhacay magaalada Garowe

hiiraan.com - 01/Sep 12:43

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Shil gaari oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada kantaroolka Bari ee magaalada Garoowe ayaa sababay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément