X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 17/Aug 06:00

Uganda oo Maraykanka oo ka dalbatay 100 Bilyan oo dollar ah oo ah magdhowga ciidamada looga dilay Soomaaliya

Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Museveni ayaa Mareykanka ka dalbaday magdhow dhan $100bn oo ah khasaaraha ciidamada Uganda ka soo gaaray Soomaaliya.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Howgal ka dhan ah Al-shabaab oo markale ka bilaabanaya gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

hiiraan.com - 31/Aug 06:55

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyay ee howlgalo ka dhan ah...

Sorry! Image not available at this time

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe

hiiraan.com - 06/Sep 11:02

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Ibnu Abii Daalib ayaa maalintii labaad howlgalo...

Sorry! Image not available at this time

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe

hiiraan.com - 06/Sep 11:02

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Ibnu Abii Daalib ayaa maalintii labaad howlgalo...

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto gabar Maraykanka-Turkish

jowhar.com - 06/Sep 18:05

Sep 06 (Jowhar)-Aysenur Ezgi Eygi oo 26 jir ah ayaa madaxa laga toogtay intii uu socday mudaaharaad looga soo horjeeday deegaamaynta sharci darrada ah...

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto gabar Maraykanka-Turkish

jowhar.com - 06/Sep 18:05

Sep 06 (Jowhar)-Aysenur Ezgi Eygi oo 26 jir ah ayaa madaxa laga toogtay intii uu socday mudaaharaad looga soo horjeeday deegaamaynta sharci darrada ah...

Sorry! Image not available at this time

Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo ku kala aragti duwanaaday bannaabaxyada Bakool ee lagu taageerayo ciidamada Itoobiya

hiiraan.com - 31/Aug 11:32

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Xildhibaano dhowr ah oo laga soo doorto Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si cad u taageeray...

Sorry! Image not available at this time

Talyaaniga oo Soomaaliya siiyay afar diyaaradood oo nooca Helicopter-ka ah ee loo yaqaanno Bell

hiiraan.com - 31/Aug 06:34

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay afar diyaaradood oo nooca helicopter-ka ah oo noocoodu yahay Bell 412EPX,...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Fedaraalka oo shaacisay khasaaraha ka dhashay howlgalo laga fuliyay Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe

hiiraan.com - 04/Sep 13:38

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay khasaaraha...

Mareykanka oo dacwad culus kusoo oogay hoggaamiyaha Xamaas yaxya Sinwaar

jowhar.com - 04/Sep 06:06

Sep 04 (Jowhar) Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqday eedo danbiyeed oo ka dhan ah hoggaamiyaha Xamaas Yaxya Sinwaar iyo...

Sorry! Image not available at this time

Ciidamada Itoobiya oo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo culus ka wada gobolka Gedo

hiiraan.com - 10/Sep 06:14

Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen dhammaan garoomada diyaaradaha ee gobolka Gedo ee...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément