X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 09/Aug 13:37

Ciidamada Ukraine oo weerar dhulka iyo hawada ah ku qaaday Ruushka

Aug 09( Jowhar.com)-Wararka ugu dambeeyay ee ka imanaya dagaalka u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa sheegaya in diyaaradaha aan duuliyaha ahayn Ukraine gantaalo ku garaaceen gobolka Lipetsk ee dalka Ruushka. Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhaawacantay weerarka, kaas oo waxyeello u geystay kaabayaasha tamarta waxaana uu sababay in laga daadgureeyo shacabkii degenaa deegano ka […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Shil gaari oo ay ku geeriyoodeen Hooyo iyo wiilkeeda oo ka dhacay magaalada Garowe

hiiraan.com - 01/Sep 12:43

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Shil gaari oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada kantaroolka Bari ee magaalada Garoowe ayaa sababay...

Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza

jowhar.com - 05:48

Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu...

Lafta-gareen oo dib ugu laabtay Baydhabo, kana hadlay xiisadda Itoobiya

jowhar.com - 09/Sep 11:20

Sep 09 (Jowhar)Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay...

Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu ku qaaday weerar aad u ballaaran

jowhar.com - 07/Sep 21:22

Sep 07 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo dhanka cirka ah oo Ruushku ku soo qaaday guud ahaan...

Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu ku qaaday weerar aad u ballaaran

jowhar.com - 07/Sep 21:22

Sep 07 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo dhanka cirka ah oo Ruushku ku soo qaaday guud ahaan...

Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux

jowhar.com - 04/Sep 18:40

Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad ​​30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga...

Xamse “Hal milyan oo Soomaali ah haddii ay nolosha caadiga ah ku soo laabtaan, lagana saaro barakaca waa tallaabo guul ah”

jowhar.com - 04/Sep 11:26

Sep 04 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in barakaca daba dheeraaday...

Israel oo 13 qof ku dishay Iskuul ay ku barakaceen qaxootiga Gaza

jowhar.com - 07/Sep 04:05

Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...

Israel oo 13 qof ku dishay Iskuul ay ku barakaceen qaxootiga Gaza

jowhar.com - 07/Sep 04:05

Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...

Sorry! Image not available at this time

Howgal ka dhan ah Al-shabaab oo markale ka bilaabanaya gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

hiiraan.com - 31/Aug 06:55

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyay ee howlgalo ka dhan ah...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément