X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 10/Aug 08:12

Turkiga oo ku dhawaaqay in Itoobiya ay ka laabaneyso heshiiskii Badda ee Somaliland

Aug 10( Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkey Hakan Fidan ayaa shaaciyey in Itoobiya ay si rasmi ah uga codsan doonto Soomaaliya helida deked. Waxa uu Sidoo kale sheegay iney aqoonsan doonto Madax bannaanida iyo Midnimada dhuleed ee Soomaaliya, taasoo ka dhigan in Itoobiya ay ka laabatay heshiiskii MOU-ga ee la gashay madaxweynaha Somaliland. Hadalka Wasiirka Arrimaha dibada […]

Articles similaires

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiisadda Itoobiya kala hadlay Josep Borrell

jowhar.com - 05/Sep 08:08

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula hadlay madaxweyne ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna madaxa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiisadda Itoobiya kala hadlay Josep Borrell

jowhar.com - 05/Sep 08:08

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula hadlay madaxweyne ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna madaxa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo weerar culus ku qaaday qaar kamid ah madaxda DFS

jowhar.com - 30/Aug 10:16

Aug 30(Jowhar)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa ku eedeeyay mas’uuliyiinta Soomaaliya “qaar” hadallo cadawtinimo ah iyadoo ay sii...

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo hadalo kul kulul hawada isu mariyay

jowhar.com - 31/Aug 06:20

Aug 31(Jowhar)-Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia oo ay kala...

Sorry! Image not available at this time

Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa inay aqbasho hannaan lagu xallin karo xiisadda Soomaaliya

hiiraan.com - 05/Sep 10:35

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf ayaa shaaca ka qaaday mar uu ka hadlayay shir...

Sorry! Image not available at this time

Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa inay aqbasho hannaan lagu xallin karo xiisadda Soomaaliya

hiiraan.com - 05/Sep 10:35

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf ayaa shaaca ka qaaday mar uu ka hadlayay shir...

Sorry! Image not available at this time

Itoobiya oo ku eedeysay Soomaaliya inay ka shaqaynayso sidii loo sii kordhin lahaa xiisadda labada dal

hiiraan.com - 30/Aug 12:49

Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya Taye Atskeselassie, ayaa ku eedeeyay madaxda Soomaaliya inay sii xumeeynayaan...

Sorry! Image not available at this time

Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya si loo xalliyo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

hiiraan.com - 31/Aug 06:49

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo bandhigay hindise ay dowladda Jabuuti...

Xildhibaanadii maanta taageeray Itoobiya oo lagu taliyey in xasaanada laga xayuubiyo

jowhar.com - 31/Aug 18:27

Aug 31(Jowhar)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS. Mudane  Bashiir Macallin Cali ayaa ka hadlay taageeradii gobolka...

Sorry! Image not available at this time

Golaha Wasiirada oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo ilaalinta qarannimada iyo madax bannaanida dalka

hiiraan.com - 05/Sep 11:51

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaadlaha ahaa ugu baaqay shacabka in ay u midoobaan...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément