X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 03/Aug 11:06

Orodyahan Soomaali Canadian ah oo kaalinta 4aad ka galay tartanka orodada ee Paris

Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Orodyahanka reer Canada Moh Ahmed, oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa ku dhameystay kaalinta afaraad tartanka Olombikada ee ka socda Paris.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay magaalada Buula mareer

hiiraan.com - 29/Aug 07:25

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay gudaha magaalada Buula mareer ee gobolka...

Sorry! Image not available at this time

Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo ku kala aragti duwanaaday bannaabaxyada Bakool ee lagu taageerayo ciidamada Itoobiya

hiiraan.com - 31/Aug 11:32

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Xildhibaano dhowr ah oo laga soo doorto Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si cad u taageeray...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada Buula burte

hiiraan.com - 31/Aug 16:35

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo galinkii dambe ee maanta ka dhacay gudaha magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Laamaha amniga Puntland oo qabtay dhalinyaro geysatay falal amni darro ah oo laga abaabulay barta Tiktok

hiiraan.com - 07/Sep 13:01

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Laamaha ammaanka Puntland ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen koox dhallinyaro ah oo la rumeysan yahay inay ka...

Sorry! Image not available at this time

Talyaaniga oo Soomaaliya siiyay afar diyaaradood oo nooca Helicopter-ka ah ee loo yaqaanno Bell

hiiraan.com - 31/Aug 06:34

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay afar diyaaradood oo nooca helicopter-ka ah oo noocoodu yahay Bell 412EPX,...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay Xiisad Colaadeed oo ka taagan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag

hiiraan.com - 28/Aug 13:32

Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed kasoo saartay...

Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad

jowhar.com - 27/Aug 10:58

Aug 27(Jowhar)-Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka...

Sorry! Image not available at this time

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe

hiiraan.com - 06/Sep 11:02

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Ibnu Abii Daalib ayaa maalintii labaad howlgalo...

Sorry! Image not available at this time

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe

hiiraan.com - 06/Sep 11:02

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Ibnu Abii Daalib ayaa maalintii labaad howlgalo...

Sorry! Image not available at this time

Howgal ka dhan ah Al-shabaab oo markale ka bilaabanaya gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

hiiraan.com - 31/Aug 06:55

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyay ee howlgalo ka dhan ah...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément