X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 01/Sep 09:34

Israel oo heshay meydadka lix kamid ah maxaabiistii ay heysatay Xamaas

Sep 01 (Jowhar) Israa’iil ayaa sheegtay in ciidamadeedu heleen maydadka lix la hayste oo gacanta ugu jiray ururka Xamaas Marinka Qasa. War ka soo baxay ciidamada difaaca Israa’iil ayaa lagu sheegay in maydadka lixda qof laga helay maalinimadii Sabtida ee shalay, dhuun marta dhulka hoos tiisa, meel ku dhaw Rafax. Magacyada maydadka la helay ayay […]

Articles similaires

Mareykanka oo dacwad culus kusoo oogay hoggaamiyaha Xamaas yaxya Sinwaar

jowhar.com - 04/Sep 06:06

Sep 04 (Jowhar) Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqday eedo danbiyeed oo ka dhan ah hoggaamiyaha Xamaas Yaxya Sinwaar iyo...

DFS oo maanta joojisay duulimaadyadii tagi jiray Boosaaso iyo Puntland oo ka falcelisay

jowhar.com - 15/Sep 10:00

Sep 15 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta baajisay duulimaadyadii tagi jiray Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso, halkaasi oo ay maanta ka...

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto gabar Maraykanka-Turkish

jowhar.com - 06/Sep 18:05

Sep 06 (Jowhar)-Aysenur Ezgi Eygi oo 26 jir ah ayaa madaxa laga toogtay intii uu socday mudaaharaad looga soo horjeeday deegaamaynta sharci darrada ah...

Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu ku qaaday weerar aad u ballaaran

jowhar.com - 07/Sep 21:22

Sep 07 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo dhanka cirka ah oo Ruushku ku soo qaaday guud ahaan...

Israel oo 16 Falastiiniyiin ah ku dishay magaalada Qaza

jowhar.com - 06:06

Sep 17 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka Falastin ayaa sheegay, in ugu yaraan 16 qof lagu dilay duqeyn ay ciidamada Isra’il Isniinti ku garaaceen...

Israel oo 13 qof ku dishay Iskuul ay ku barakaceen qaxootiga Gaza

jowhar.com - 07/Sep 04:05

Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...

Nin hubeysan oo saddex Israa’iili ah ku dilay xadka Urdun iyo Daanta Galbeed

jowhar.com - 09/Sep 05:15

Sep 09 (Jowhar)-Masuu’liyiinta Isra’il ayaa Axaddii sheegay, in nin hubeysan oo u dhashay dalka Urdun uu saddex qof oo Isra’ili ah ku dilay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément