X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 01/Sep 16:51

Fahad Yaasiin iyo Farmaajo oo kala tagay

Sep 01 (Jowhar) Lataliyihio hore ee amniga qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ku dhawaaqay ineh kala tageen madaxweynihii hore ee dalka Maxamed C/llaahi Fatmaajo. Fahad oo sidoo kale soo noqday Agaasimihii hore ee ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku yiri “Laga bilaabo maanta, oo ay taariikhdu ku beegan tahay Ida Sebteembar 2024, waxaa soo […]

Articles similaires

XOG: Labadda arrin ee sababta u ah kala gurashada Farmaajo iyi Fahad

jowhar.com - 02/Sep 14:43

Sep 02 (Jowhar)- Baaris aan saacadihii la soo dhaafay samaynay ayaa ku ogaanay in kala-gurashada Farmaajo iyo Fahad ay salka ku hayso laba arrimood:...

Maxkamadda sare ee ciidamadda oo soo saartay Xukunka Xassan Laari iyo Kooxdiisa

jowhar.com - 10/Sep 08:35

Sep 10 (Jowhar) Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya Todobo, kuwaasi oo loo...

Sorry! Image not available at this time

Sirdoonka Maraykanka oo sheegay in Cabdiqadir Muumin uu si aamusnaan ah ku noqday hoggaamiyaha guud ee Daacish

hiiraan.com - 12/Sep 10:38

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Sida laga soo xigtay sarkaal sare oo Maraykan ah oo aan la magacaabin, hoggaamiyaha kooxda Daacish ee Soomaaliya...

Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu ku qaaday weerar aad u ballaaran

jowhar.com - 07/Sep 21:22

Sep 07 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo dhanka cirka ah oo Ruushku ku soo qaaday guud ahaan...

Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu ku qaaday weerar aad u ballaaran

jowhar.com - 07/Sep 21:22

Sep 07 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo dhanka cirka ah oo Ruushku ku soo qaaday guud ahaan...

Sorry! Image not available at this time

Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo maanta isku soo dhiibay ciidanka dowladda

hiiraan.com - 14:26

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ee ku kala sugan magaalooyinka Ruunirgood iyo Xarardheere ee...

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Israel oo 13 qof ku dishay Iskuul ay ku barakaceen qaxootiga Gaza

jowhar.com - 07/Sep 04:05

Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément