X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 02/Sep 08:44

Xasan Sheekh oo la kulmay madaxweyne kuxigeenada Jubaland iyo Galmudug

Sep 02 (Jowhar)-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo uu Weheliye Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adan Iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada  Labada Aqal ee Barlamanka Fadraalka Somalia ayaa kulan la qatay Madaxweynaha JFS Mudane Dr Hassan Shiekh Maxamuud. Kulankaan ayaa waxaa looga wada hadlay Xaalada guud ee Dalka ,Arimaha Dastuurka […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Khilaaf adag oo u dhaxeeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo xal laga gaaray

hiiraan.com - 06/Sep 05:58

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay...

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

jowhar.com - 03/Sep 18:45

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo...

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

Madaxweyne Xasan oo Xoghayaha guud ee IGAD wadahadal kula yeeshay madaxtooyada

jowhar.com - 16:04

Sep 16 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi

jowhar.com - 13/Sep 14:13

Sep 13 (Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka, iyo guud...

Wafdi sare oo ka socda IGAD oo soo gaaray Muqdisho,lana kulmaya madaxda dalka

jowhar.com - 06:42

Sep 16 (Jowhar) xoghayaha fulinta IGAD Dr. Workneh Gebeyeh ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, maalin uun kadib markii ay Itoobiya, Suudaanta...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément