X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 02/Sep 06:19

Jabuuti oo ku dhawaaqday iney Bad siineyso Itoobiya, si loo yareeyo xiisadda Soomaaliya

Sep 02 (Jowhar) Dawladda Jubuuti oo isku dayaysa inay qaboojiso xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia oo maalmahan sii xumaanayey ayaa u soo bandhigtay Ra’iisal wasaare Aby Ahmed qaab cusub oo ay ku heli karaan galaangalka badeed ee ay Addis Ababa ay doonayso inay ku gaadho badda. Djibuuti ayaa sheegtay inay Ethiopia siinayso dekadda Tojora […]

Articles similaires

Rw Xamze oo shaaciyay laba qodob oo adag ay Itoobiya dooneyso iney Badda ku qaadato

jowhar.com - 10/Sep 11:30

Sep 10 (Jowhar) Wasiirka Koowaad ee xukuumadda Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa maanta mar kale si kulul uga hadoay xiisadda Badda ee Soomaaliya iyo...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Soomaaliya oo dalalka ciidamadooda ka joogaan ugu baaqday ixtiraamka midnimadeeda dhuleed

hiiraan.com - 10/Sep 11:47

Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u dirtay dalalka ay ciidamadooda ka joogaan Soomaaliya, iyadoo ku...

Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa inay aqbasho hannaan lagu xallin karo xiisadda Soomaaliya

hiiraan.com - 05/Sep 10:35

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf ayaa shaaca ka qaaday mar uu ka hadlayay shir...

Masar iyo Soomaaliya oo samayn doona dhoolatus ciidan oo sii kordhin kara xiisadda gobolka

hiiraan.com - 03/Sep 05:33

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in ay dhoolatus milateri oo wadajir ah ku sameeyaan Soomaaliya,...

Lafta-gareen oo dib ugu laabtay Baydhabo, kana hadlay xiisadda Itoobiya

jowhar.com - 09/Sep 11:20

Sep 09 (Jowhar)Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay...

Sorry! Image not available at this time

Maraykanka: Ma aqoonsanin isfahanka Itoobiya iyo Somaliland, waa in xal diblumasiyadeed lagu dhameeyo xiisadda labada dal

hiiraan.com - 14/Sep 11:17

Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Maraykanka ayaa mar kale ku celiyay in uusan aqoonsanayn heshiiska isfahamka ah ee dhexmaray Itoobiya iyo...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément