X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 29/Aug 20:49

Cali Guudlaawe oo la kulmay Wakiilo ka socday Qaramada Midoobay

Aug 29 (Jowhar)Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabadullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta waxa uu la kulmay ku xigeenka wakiilka gaarka ee ee Xoghayaha Guud, ahna Isku-duwaha Qaramada Midoobey ee Arrimaha Deegaanka iyo Beni’aadamnimada ee Soomaaliya George Conway. Kulankan oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Beeraha Dowlada Federalka Maxamed Cabdi Xayir,Wakiilka Soomaaliya ee Hay’adda Cunnada iyo […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Howlgal la isugu furaayo magaalooyinka Balacad iyo Jowhar oo bilaabanaya

hiiraan.com - 07:10

Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka...

Sorry! Image not available at this time

Beesha caalamka oo ugu baaqday Soomaaaliya in la joojiyo dilka carruurta iyo dhalinyarada lagu helo dambiyada Shabaab

hiiraan.com - 04/Sep 06:12

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan...

Siciid Deni oo Garoowe ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya

jowhar.com - 12:51

Sep 16 (Jowhar) Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabila Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan...

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

DFS oo maanta joojisay duulimaadyadii tagi jiray Boosaaso iyo Puntland oo ka falcelisay

jowhar.com - 15/Sep 10:00

Sep 15 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta baajisay duulimaadyadii tagi jiray Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso, halkaasi oo ay maanta ka...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay safiirka Talyaaniga Pier Mario Dacò Coppi

jowhar.com - 11/Sep 08:27

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay safiirka Talyaaniga Pier Mario Dacò Coppi

jowhar.com - 11/Sep 08:27

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda...

Sorry! Image not available at this time

Wajigii saddexaad ee wadahadalada Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara oo baaqday

hiiraan.com - 15/Sep 06:42

Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Wajigii 3aad ee wadahadalada Ankara ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ee loo ballansanaa 17-ka Sebtembar, ayaa...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément