X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 31/Aug 16:49

Madaxweyne Xasan oo xarunta Wasaarada Gaashaandhigga kula kulmay taliyaha ciidanka xoogga iyo madax kale

Aug 31(Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Taliiska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. kulamadaas ayaa ku saabsanaa xoojinta amniga iyo xoreynta dalka. Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Saraakiisha hoggaaminaya qeybaha kala duwan ee Talisyada Ciidamada ayaa la wadaagay Madaxweynaha warbixinno ku saabsan howlgalada dalka looga […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Howlgal la isugu furaayo magaalooyinka Balacad iyo Jowhar oo bilaabanaya

hiiraan.com - 07:10

Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka...

Madaxweyne Xasan oo diiday in ra’iisio wasaaraha Itoobiya uu wadahadal kula yeesho Shiinaha

jowhar.com - 07/Sep 07:04

Sep 07 (Jowhar) Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iska diiday inuu magaalada Beijing ee dalka Shiinah kula kulmo ra’iisio...

Madaxweyne Xasan oo Xoghayaha guud ee IGAD wadahadal kula yeeshay madaxtooyada

jowhar.com - 16:04

Sep 16 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha...

Sorry! Image not available at this time

Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo maanta isku soo dhiibay ciidanka dowladda

hiiraan.com - 14:26

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ee ku kala sugan magaalooyinka Ruunirgood iyo Xarardheere ee...

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

jowhar.com - 03/Sep 18:45

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo...

Maxkamadda sare ee ciidamadda oo soo saartay Xukunka Xassan Laari iyo Kooxdiisa

jowhar.com - 10/Sep 08:35

Sep 10 (Jowhar) Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya Todobo, kuwaasi oo loo...

Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo

jowhar.com - 11/Sep 10:37

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément