X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 30/Aug 06:44

Gobalka Banaadir oo ka digay dadka ka ganacsiga Maandooriyaha

Aug 30 (Jowhar)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Madaale ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kusoo bandhigeen Maandooriyaal halis ku ah bulshada Caasimadda, kaas oo lagu gubay duleedka degmada Kaaraan. Goobta lagu soo bandhigayay Maandooriyahaan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Wasiirrada caafimaadka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo muujiyay cabasho ka dhan ah wasaaradda caafimaadka DFS

hiiraan.com - 09/Sep 06:12

Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Wasiirada Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan inuu Ceeji ku dilay gabar yar

hiiraan.com - 07:34

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhiga degmada Warta nabadda ee magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay koox ku eedeysan dil iyo dhac dadweyne

hiiraan.com - 12/Sep 06:38

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmooyinka...

Sorry! Image not available at this time

Sweden oo 34,000 oo dollar siinaysa qaxootiga Soomaalida si ay dalkooda ugu laabtaan

hiiraan.com - 14/Sep 06:12

Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah...

Sorry! Image not available at this time

Sweden oo 34,000 oo dollar siinaysa qaxootiga Soomaalida si ay dalkooda ugu laabtaan

hiiraan.com - 14/Sep 06:12

Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah...

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

jowhar.com - 03/Sep 18:45

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo...

Sorry! Image not available at this time

Axmed Karaash: Waxaan u sheegayaa shirkadaha caalamiga ah inaysan waqtigooda ku lumin goobta shidaalka Holhol

hiiraan.com - 11/Sep 11:34

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hadlay war kasoo baxay...

Sorry! Image not available at this time

Axmed Karaash: Waxaan u sheegayaa shirkadaha caalamiga ah inaysan waqtigooda ku lumin goobta shidaalka Holhol

hiiraan.com - 11/Sep 11:34

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hadlay war kasoo baxay...

Sorry! Image not available at this time

Turkiga oo doonaya inuu Soomaaliya ka sameeyo xarun lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada

hiiraan.com - 11/Sep 06:06

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Turkiga ayaa wada-hadallo kula jira dowladda Soomaaliya si ay uga sameeyaan goob lagu tijaabiyo gantaallada iyo...

Sorry! Image not available at this time

Itoobiya: Dowladda Soomaaliya ma awooddo inay si hufan uga shaqeyso meel ka baxsan gobolka Banaadir

hiiraan.com - 15/Sep 09:55

Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Ku-xigeenka Wakiilka Joogtada ah ee Itoobiya u fadhiya Midowga Afrika, Nebiyu Tedla, ayaa ka hadlay hadal dhawaan...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément