X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 04/Sep 12:07

Minnesota : Shir Sannadeedka 21aad ee IANA oo Dhiirigelinaya Midnimada, xasilinta qoyska, iyo ilaanta diinta iyo dhaqanka

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Kulankii 21aad ee Jamciyada Islamka ee Waqooyiga Ameerika (Islamic Association of North America IANA) ayaa lagu qabtay magaalada Minnespolis Sebteembar 1deedii 2024. Kulankaan waxaa lagu soo bandhigay barnaamijyo loogu talo galay da’yarta iyo dadka waawayn, tababaro loo sameeyay hogaanka dhallinyarada, imaamyada, iyo maamulayaasha masaajida, oo ay soo jeediyeen khubaro aqoon u leh mawaadiicda loo igmaday iyo culumo waawayn oo dunida aad looga yaqaano. Sidoo kale, waxaa shahaadooyiin la gudoonsiiyay arday ka qalin jabisay quraanka iyo machaahida ka tirsan IANA are ku yaala gobalka Minnesota.

Articles similaires

Golaha wakiillada oo laalay Dacwaddii xildhibaan Maxamed Abiib ee xeer ilaalinta ay ka soo gudbisay

jowhar.com - 03/Sep 10:29

Sep 03 (Jowhar) Ka dib xariggii shalay ee xildhibaan Abiib, waxaa la iskugu yeeray fadhi loo dhan yahay oo looga arrinsanayo xarigga xildhibaanka iyo...

Maxkamadda Ciidamadda oo xukuno dil iyo xabsi ah ku riday askar loo heysto dilka qof shacab ah

jowhar.com - 08/Sep 14:39

Sep 08 (Jowhar) Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo...

Madaxweynaha Shiinaha oo kulan hordhac ah la qaatay madaxda Afrika ee ku sugan Beijing

jowhar.com - 04/Sep 16:53

Sep 04 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeyb-galay Madaxda Afrika ee ka qeyb-galaya...

Sorry! Image not available at this time

Guddoonka Golaha Shacabka oo soo saaray go'aan culus oo saameynaya Warbaahinta Madaxa Banaan

hiiraan.com - 07/Sep 08:10

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo shirarka jaraa'id...

Beesha caalamka oo ugu baaqday Soomaaaliya in la joojiyo dilka carruurta iyo dhalinyarada lagu helo dambiyada Shabaab

hiiraan.com - 04/Sep 06:12

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan...

Sorry! Image not available at this time

Ciidamada Itoobiya oo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo culus ka wada gobolka Gedo

hiiraan.com - 10/Sep 06:14

Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen dhammaan garoomada diyaaradaha ee gobolka Gedo ee...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément