X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 04/Sep 09:23

Diyaarado dagaal oo duqeeyay saldhigyo Shabaab ay ku leeyihiin Galgaduud iyo Sh.dhexe

Sep 04 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal dhinaca cirka ah oo lagu beegsaday saldhigyo Shabaab ay ku leeyihoin deegaano ka tirsan maamulada Hirshabelle iyo Galmudug. Howlgalkan dhanka cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ayaa lagu beegsaday fariisimo ay Shabaab ku leeyihoin deegaanno hoostaga Degmooyinka Ruuni-nirgood iyo Ceeldheer ee Gobollada Shabeellaha Dhexe […]

Articles similaires

Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza

jowhar.com - 12/Sep 05:48

Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu...

Kudhowaad 20 qof oo ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay degmada Kaxda

jowhar.com - 14/Sep 15:50

Sep 13 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo culus oo maqribnimadii maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ku gaaray isfahan ku saabsan xoojinta nabadda Mudug

hiiraan.com - 14/Sep 07:13

Sabti, September, 14, 2024 (HOL) - Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa ku heshiiyay xoojinta isdhexgalka bulshada iyo nabadaynta...

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay koox ku eedeysan dil iyo dhac dadweyne

hiiraan.com - 12/Sep 06:38

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmooyinka...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Sorry! Image not available at this time

Duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay xadka gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe

hiiraan.com - 04/Sep 06:19

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo saacadahii lasoo dhaafay lala eegtay goobo ay ku...

Sorry! Image not available at this time

Beesha caalamka oo ugu baaqday Soomaaaliya in la joojiyo dilka carruurta iyo dhalinyarada lagu helo dambiyada Shabaab

hiiraan.com - 04/Sep 06:12

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan...

Israel oo 16 Falastiiniyiin ah ku dishay magaalada Qaza

jowhar.com - 06:06

Sep 17 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka Falastin ayaa sheegay, in ugu yaraan 16 qof lagu dilay duqeyn ay ciidamada Isra’il Isniinti ku garaaceen...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément