X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 03/Sep 09:51

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Beijing ee caasimadda Shiinaha

Sep 03 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha waxa uu dalkaasi kaga qeyb galayaa Shir madaxeedka Afrika iyo Shiinaha. Shirkan oo muhiimad weyn u leh xiriirka labada dhinac, ayaa lagu gorfeyn-doonaa iskaashiga dhinacyada […]

Articles similaires

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Beijing ee caasimadda Shiinaha

jowhar.com - 03/Sep 09:51

Sep 03 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweynaha Soomaalya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Shiinaha

hiiraan.com - 03/Sep 11:27

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada...

Xogta iskaashiga cusub ee Shiinaha iyo Soomaaliya sameysteen

jowhar.com - 07/Sep 10:10

Sep 07 (Jowhar) Shiinaha iyo Soomaaliya waxay sare u qaadeen xiriirka diblumaasiyadeed ee iskaashiga istiraatiijiyadeed, Madaxweynaha Shiinaha Xi...

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

Madaxweynaha Shiinaha oo kulan hordhac ah la qaatay madaxda Afrika ee ku sugan Beijing

jowhar.com - 04/Sep 16:53

Sep 04 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeyb-galay Madaxda Afrika ee ka qeyb-galaya...

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

jowhar.com - 03/Sep 18:45

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo...

Madaxweyne Xasan oo diiday in ra’iisio wasaaraha Itoobiya uu wadahadal kula yeesho Shiinaha

jowhar.com - 07/Sep 07:04

Sep 07 (Jowhar) Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iska diiday inuu magaalada Beijing ee dalka Shiinah kula kulmo ra’iisio...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément