X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 28/Aug 08:23

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in kooxo cadaw ahi ay rabaan in ay iska horkeenaan bulshada gobolka Sanaag

Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa nabad ugu baaqday bulshada gobolka Sanaag, kadib dagaal ay 5 qof ku dhinteen oo shalay ka dhacay degmada Goof.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Dagaal beeleed khasaare badan geystay oo ka dhacay gobolka Galgaduud

hiiraan.com - 04/Sep 07:18

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaasoo...

Sorry! Image not available at this time

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in maxkamad la saarayo Xildhibaan Maxamed Abiib

hiiraan.com - 04/Sep 11:36

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah,...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo si rasmi ah ugu dhawaaqday in uu guul ku soo dhamaaday heshiiskii ay la gashay Itoobiya

hiiraan.com - 11/Sep 14:12

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in uu guul ku soo dhamaaday heshiiskii is fahan ee ay la gashay Itoobiya, isla...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo xidhay Maktabadii Masaarida ee Hargaysa

hiiraan.com - 11/Sep 08:38

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay xidhay Maktabad ay Masaaridu ku lahaayeen Hargaysa, sababo amni...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya iyo Jabuuti oo kali ahi ay kasoo horjeedaan isafahanka ay Itoobiya la gaadhay

hiiraan.com - 15/Sep 16:28

Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in dowlada Soomaaliya iyo Jabuuti oo kali ahi ay kasoo horjeedaan is-afgaradka ay...

Kudhowaad 20 qof oo ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay degmada Kaxda

jowhar.com - 14/Sep 15:50

Sep 13 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo culus oo maqribnimadii maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Dagaal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

hiiraan.com - 15/Sep 08:39

Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay deegaanka Janaay Cabdalla...

Sorry! Image not available at this time

Dagaal beeleed khasaare badan geystay oo maanta ka dhacay gobolka Mudug

hiiraan.com - 12/Sep 14:29

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed galinkii hore ee maanta ka dhacay...

Sorry! Image not available at this time

Jubbaland oo guul ka sheegatay dagaal maanta ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

hiiraan.com - 15/Sep 14:32

Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Taliyaha guutada labaad ee ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland Maxamuud Cabdi Fanax ayaa faahfaahin dheeraad ah...

Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux

jowhar.com - 04/Sep 18:40

Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad ​​30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément