X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 29/Aug 08:24

Shirkadda Favori LLC oo ku eedeysay hay’adda duulista Soomaaliya inay fara galin ku hayso shaqadeeda

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Shirkadda Favori oo maamusha adeegyada garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, ayaa walaac ka muujisay in hay'adda duulista Soomaaliya ay fara galin ku hayso xuquuqdeeda gaarka ah oo ay ku ururiso dhammaan kharashaadka socdaalka ee garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle, ka dib markii ay dhawaanahan soo baxeen warar ku saabsan soo rogidda khidmadaha duulimaadka.

Articles similaires

Xamse “Hal milyan oo Soomaali ah haddii ay nolosha caadiga ah ku soo laabtaan, lagana saaro barakaca waa tallaabo guul ah”

jowhar.com - 04/Sep 11:26

Sep 04 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in barakaca daba dheeraaday...

Sorry! Image not available at this time

Ciidanka PSF oo ku amray dadka deggan garoonka diyaaradaha boosaaso inay ka fogaadaan

hiiraan.com - 11/Sep 09:42

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka amniga Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa ku amray dadka deggen agagaarka garoonka diyaaradaha ee...

Sorry! Image not available at this time

Qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay xiriirka Masar iyo Soomaaliya

hiiraan.com - 08/Sep 13:19

Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah Culima'awdiinka Soomaaliyeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si adag uga hor...

Wafdi sare oo ka socda IGAD oo soo gaaray Muqdisho,lana kulmaya madaxda dalka

jowhar.com - 06:42

Sep 16 (Jowhar) xoghayaha fulinta IGAD Dr. Workneh Gebeyeh ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, maalin uun kadib markii ay Itoobiya, Suudaanta...

DFS oo maanta joojisay duulimaadyadii tagi jiray Boosaaso iyo Puntland oo ka falcelisay

jowhar.com - 15/Sep 10:00

Sep 15 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta baajisay duulimaadyadii tagi jiray Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso, halkaasi oo ay maanta ka...

XOG: Labadda arrin ee sababta u ah kala gurashada Farmaajo iyi Fahad

jowhar.com - 02/Sep 14:43

Sep 02 (Jowhar)- Baaris aan saacadihii la soo dhaafay samaynay ayaa ku ogaanay in kala-gurashada Farmaajo iyo Fahad ay salka ku hayso laba arrimood:...

XOG: Labadda arrin ee sababta u ah kala gurashada Farmaajo iyi Fahad

jowhar.com - 02/Sep 14:43

Sep 02 (Jowhar)- Baaris aan saacadihii la soo dhaafay samaynay ayaa ku ogaanay in kala-gurashada Farmaajo iyo Fahad ay salka ku hayso laba arrimood:...

Sorry! Image not available at this time

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Hay’adda Atoomikada Adduunka ee IAEA

hiiraan.com - 11:30

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Shirweynaha 68-aad ee Hay’adda Atoomikada Adduunka ee IAEA oo lagu qabtay magaalada Vienna, ayay Soomaaliya si...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément