X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 29/Aug 09:22

Golaha Wasiirada oo meelmariyay heshiis u dhexeeyay Soomaaliya iyo Shiinaha

Aug 29(Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee magacaabista Maareeye ku-xigeenka Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, kaas oo noqonaya  Mudane Cabdiraxmaan Siciid Axmed. Shirka oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed […]

Articles similaires

Shirkii golaha wasiirada oo looga hadlay damaca Itoobiya iyo dagaalka Shabaab

jowhar.com - 05/Sep 12:21

Sep 05 (Jowhar) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kala hadlay Odayaasha Dhaqanka xiisada DFS iyo K/ Galbeed

jowhar.com - 12/Sep 11:51

Sep 12 (Jowhar)Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada...

Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo

jowhar.com - 11/Sep 10:37

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo di ugu soo laabtay Muqdisho

jowhar.com - 13/Sep 14:31

Sep 13 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta dib ugu soo laabtay...

Xamse “Hal milyan oo Soomaali ah haddii ay nolosha caadiga ah ku soo laabtaan, lagana saaro barakaca waa tallaabo guul ah”

jowhar.com - 04/Sep 11:26

Sep 04 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in barakaca daba dheeraaday...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay safiirka Talyaaniga Pier Mario Dacò Coppi

jowhar.com - 11/Sep 08:27

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément