X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 29/Aug 12:17

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo dalka dib ugu soo laabtay

Aug 29 (Jowhar)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii muddo labo bilood ah uu arrimo caafimaad darteed dalka uga maqnaa. Cabdi Xaashi guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa sheegay inuu caafimaadkiisu haatan wanaagsan yahay uuna u mahadcelinayo dhakhaatiirtii ku soo dadaashay daweyntiisa, “Muddo labo […]

Articles similaires

Lafta-gareen oo dib ugu laabtay Baydhabo, kana hadlay xiisadda Itoobiya

jowhar.com - 09/Sep 11:20

Sep 09 (Jowhar)Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo di ugu soo laabtay Muqdisho

jowhar.com - 13/Sep 14:31

Sep 13 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta dib ugu soo laabtay...

Ugu yaraan 17 arday ayaa ku dhintay dab ka kacay iskuul ku yaalla dalka Kenya

jowhar.com - 06/Sep 07:32

Sep 05 (Jowhar)-Ugu yaraan 17 arday ah ayaa ku dhintay halka 13 kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah kadib markii uu dab ka kacay qeyb ka mid ah...

Booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweynaha Masar ee Turkiga

jowhar.com - 05/Sep 06:25

Sep 05 (Jowhar)-Tallaabo diblomaasiyadeed oo muhiim ah, madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa booqashadiisii ​​ugu horreysay ku tagay dalka...

Xamse “Hal milyan oo Soomaali ah haddii ay nolosha caadiga ah ku soo laabtaan, lagana saaro barakaca waa tallaabo guul ah”

jowhar.com - 04/Sep 11:26

Sep 04 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in barakaca daba dheeraaday...

Wafdi sare oo ka socda IGAD oo soo gaaray Muqdisho,lana kulmaya madaxda dalka

jowhar.com - 06:42

Sep 16 (Jowhar) xoghayaha fulinta IGAD Dr. Workneh Gebeyeh ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, maalin uun kadib markii ay Itoobiya, Suudaanta...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément