X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 27/Aug 05:05

Ruushka oo Inkanbadan 100 gantaal ku garaacay dalka Ukraine

Aug 27(Jowhar)-Ruushka ayaa Isniintii garaacay inta badan magaalooyinka Ukraine, isaga oo weerarkaasi cirka ahaa u adeegsaday tiro badan oo gantaallo ah iyo diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn ee bambooyinka tuura. Weerarkaasi oo uu madaxweyne Volodymyr Zelenskyy ku tilmaamay mid ‘wuxushnimo ah’ ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ugu yaraan afar qof, halka ay dhaawacmeen tiro […]

Articles similaires

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux

jowhar.com - 04/Sep 18:40

Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad ​​30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga...

Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu ku qaaday weerar aad u ballaaran

jowhar.com - 07/Sep 21:22

Sep 07 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo dhanka cirka ah oo Ruushku ku soo qaaday guud ahaan...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya Hoobiyaal lagu garaacay qeybo ka mid magaalada Muqdisho

hiiraan.com - 05/Sep 06:28

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo aroornimadii hore ee saakay lagu garaacay qeybo ka mid...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo markale wadahadal ku saabsan xiisadda Badda ku yeelanaya Ankara

jowhar.com - 08/Sep 07:04

Sep 08 (Jowhar) dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa 17ka bishan markale isku arkaya magaalada Ankara ee dalka Tirkiga, iyagoo ka wada hadlaya...

Itoobiya oo ciidamo badan oo gaashaaman ku daabushay xadka Soomaaliya

hiiraan.com - 05/Sep 05:36

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Itoobiya ayaa ciidamo badan oo gaashaaman ku daabushay xadka ay la wadaagto Soomaaliya, kadib markii Masar ay...

Zelenskyy waxoow ka barya Mareykanka inuu ogolaado in hubka riddada dheer lagu werararo Ruushka

jowhar.com - 06/Sep 18:56

Sep 06 (Jowhar)-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ku booriyay Washington inay u ogolaato ciidamadiisa inay u adeegsadaan hubka Mareykanka...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément