X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 27/Aug 08:03

Wararkii u danbeeyay Xiisad kacsanaan ah oo ka jirta magaalada Ceerigaabo

Aug 27(Jowhar)-Xaaladda magaalada Ceerigaabo ayaa kacsan, iyada oo mararka qaar laga maqlayo rasaas Suuqa-hoose, halkaasi oo ciidamada Somaliland ay saaka ku dhoobeen gaadiid dagaal. Xiisaddan ayaa timi ka dib markii xalay xilli danbe ciidanka Booliiska Somaliland ay weerar ku dileen mid ka mid ah dhallinyarada magaalada oo ka soo jeeda SSC-Khaatumo, iyada oo kolkaas laba […]

Articles similaires

Israel oo 16 Falastiiniyiin ah ku dishay magaalada Qaza

jowhar.com - 06:06

Sep 17 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka Falastin ayaa sheegay, in ugu yaraan 16 qof lagu dilay duqeyn ay ciidamada Isra’il Isniinti ku garaaceen...

DFS oo maanta joojisay duulimaadyadii tagi jiray Boosaaso iyo Puntland oo ka falcelisay

jowhar.com - 15/Sep 10:00

Sep 15 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta baajisay duulimaadyadii tagi jiray Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso, halkaasi oo ay maanta ka...

Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux

jowhar.com - 04/Sep 18:40

Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad ​​30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga...

Sorry! Image not available at this time

Laamaha amniga Puntland oo qabtay dhalinyaro geysatay falal amni darro ah oo laga abaabulay barta Tiktok

hiiraan.com - 07/Sep 13:01

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Laamaha ammaanka Puntland ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen koox dhallinyaro ah oo la rumeysan yahay inay ka...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay koox ku eedeysan dil iyo dhac dadweyne

hiiraan.com - 12/Sep 06:38

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmooyinka...

Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza

jowhar.com - 12/Sep 05:48

Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu...

Sorry! Image not available at this time

Khasaare xooggan oo ka dhashay dab qabsaday kaalin shidaal oo kutaala magaalada Garowe

hiiraan.com - 08/Sep 10:29

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Khasaare ba'an ayaa ka dhashay dab xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Garowe, caasimadda maamulka...

Sorry! Image not available at this time

Khasaare xooggan oo ka dhashay dab qabsaday kaalin shidaal oo kutaala magaalada Garowe

hiiraan.com - 08/Sep 10:29

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Khasaare ba'an ayaa ka dhashay dab xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Garowe, caasimadda maamulka...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément