X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - Hier 14:12

Golaha Shacabka oo Akhrinta 1aad Marsiiyay Sharciga Hanaanka lacag bixinta Qaranka

Sep 18 ( Jowhar)- Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka iyo Hindise Sharciyeedka Wax ka Bedelka Sharciga ka Hortaga Lacagdhaqida iyo Maalgelinta Argagixisada. Kulankan ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Guddoonka Golaha Shacabka oo soo saaray go'aan culus oo saameynaya Warbaahinta Madaxa Banaan

hiiraan.com - 07/Sep 08:10

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo shirarka jaraa'id...

Khilaaf adag oo u dhaxeeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo xal laga gaaray

hiiraan.com - 06/Sep 05:58

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay...

Shirkii golaha wasiirada oo looga hadlay damaca Itoobiya iyo dagaalka Shabaab

jowhar.com - 05/Sep 12:21

Sep 05 (Jowhar) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi

jowhar.com - 13/Sep 14:13

Sep 13 (Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka, iyo guud...

Dowlada Soomaaliya oo ku biirtey Hay’adda Caalamiga ah ee Niyukliyerka

jowhar.com - 17/Sep 16:35

Sep 17 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément