Jimco, October, 25, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa galabta si weyn usoo dhoweysay markabka sahminta ee ORUC REIS oo ah markab casri ah oo laga...
Vous n'êtes pas connecté
Sep 18 ( Jowhar)- Turkiga ayaa qorsheyna in ay xeebaha Soomaaliya ay u dirto markab dagaal oo ay leeyihiin ciidanka badda, si ay u ilaaliyaan markab ka shaqeeynaya howlaha sahanka iyo cilmi-baarista tamarta oo lagu wado in bisha soo socota uu gaaro biyaha Soomaaliya. Wasiirka Tamarta ee Turkiga Alparslan Bayraktar, ayaa todobaadkii hore u sheegay […]
Jimco, October, 25, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa galabta si weyn usoo dhoweysay markabka sahminta ee ORUC REIS oo ah markab casri ah oo laga...
Jimco, November, 1, 2024 (HOL) - Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinteeda ku aadan hannaanka dib u eegista 4-aad wajigiisa...
Jimco, November, 1, 2024 (HOL) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa Safiirka dowladda...
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha...
Khamiis, November, 7, 2024 (HOL) - Taliska hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigay laba xubnood oo kooxda...
Isniin, November, 4, 2024 (HOL) - Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa cod aqlabiyad ah ku...
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Berlin. Casuumaad ka dib, waxa uu...
Jimco, November, 8, 2024 (HOL) - Dowlada Soomaaliya ayaa dalka ku soo celisay 24 qof oo laga soo badbaadiyey gacanta kooxaha sida sharci darrada ah u...
Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Ciidamada Boliiska Soomaaliya ayaa howlgalo ay sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho, kusoo qabtay sadax nin oo ku...
Jimco, November, 8, 2024 (HOL) - Wasiiru Dowlaha arrimaha dibada Soomaaliya Cali Cumar Cali Balcad ayaa ka hadlay arrimo maalmihii lasoo dhaafay la...