X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 23/Sep 15:40

Dowlada UK oo ugu deeqday $6.6 milyan ciidamada Soomaaliya

Sep 23( Jowhar)- Dowlada UK ayaa ugu deeqday lacag dhan £5 milyan oo u dhiganta ($6.6 milyan) ciidamada qaranka Soomaaliya iyadoo loo sii marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS). UNSOS ayaa maanta sheegtay in gargaarku uu yahay taageero muhiim ah,gargaarkana uu ka kooban yahay raashiin iyo qalab isgaarsiin, si kor loogu qaado awoodaha […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo walaac ka muujisay hubka ay Masar ugu deeqday Soomaaliya

hiiraan.com - 23/Sep 16:44

Axad, September, 22, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in hubka ay dowlada Masar ugu deeqday Soomaaliya uu gacanta u gali karo qabaa'ilka iyo...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo Cambaaraysay Hadal ay Dowlada Soomaaliya kaga Hadashay Doorashooyinka Somaliland

hiiraan.com - 04/Oct 14:47

Jimco, October, 4, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa cambaaraysay hadal uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ku sheegay in...

Sorry! Image not available at this time

Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa Jawaab la xidhiidha dekedii ay ugu deeqday

hiiraan.com - 01/Oct 05:35

Talaado, October, 1, 2024 (HOL) - Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in ay wali Itoobiya ka sugayso in ay kasoo jawaabto dalabkii ay Itoobiya ku siisay...

Sorry! Image not available at this time

Midowga Yurub oo Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro ah

hiiraan.com - 30/Sep 12:57

Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Midowga Yurub ayaa Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro, iyadoo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda...

Sorry! Image not available at this time

Maraykanka oo sheegay in Daacishta ku sugan waqooyiga Soomaaliya ay tiradooda ay laba jibaarantay

hiiraan.com - 02/Oct 05:48

Arbaco, October, 2, 2024 (HOL) - Kooxda Daacish ee ka dagaalanta waqooyiga Soomaaliya (Puntland) ayaa ku dhawaad laba jibaarmay baaxaddooda, sida uu...

Sorry! Image not available at this time

Maraykanka oo sheegay in Daacishta ku sugan waqooyiga Soomaaliya ay tiradooda ay laba jibaarantay

hiiraan.com - 02/Oct 05:48

Arbaco, October, 2, 2024 (HOL) - Kooxda Daacish ee ka dagaalanta waqooyiga Soomaaliya (Puntland) ayaa ku dhawaad laba jibaarmay baaxaddooda, sida uu...

Ra’iisul wasaare Xamze iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u duulay dalka Mareykanka

jowhar.com - 22/Sep 08:59

Sep 22 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u...

Sorry! Image not available at this time

Kenya oo ku boorisay Qaramada Midoobay inay sii wadaan taageeradooda Soomaaliya

hiiraan.com - 01/Oct 12:33

Talaado, October, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Kenya Willian Ruto ayaa ku booriyay Qaramada Midoobay (QM) in ay sii wadayaan taageerada ay...

Deni oo digniin culus u diray madaxweyne Xasan iyo madaxda dowlad goboleedyada

jowhar.com - 21/Sep 18:19

Sep 21 (Jowhar) Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni oo ka hadlayay shir sanadeedka Nabadda ee PDRC ayaa ugu baaqay Madaxweynaha JFS...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Itoobiya oo codsatay in laga fiirsado bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta ATMIS

hiiraan.com - 25/Sep 06:59

Arbaco, September, 25, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Taye Atske-Selassie ayaa sheegay in loo baahan yahay in si taxaddar leh looga...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément