X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 28/Sep 12:01

Qarax khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Sabti, September, 28, 2024 (HOL) - Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xoogan oo goordhaw ka dhacay afaafka hore ee Maqaayad ku taala dhabarka dambe ee guriga Hooyooyinka ee degmada Xamar weyne.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Dagaal beeleed khasaare geystay oo maanta ka dhacay gobolka Galgaduud

hiiraan.com - 22/Sep 13:09

Axad, September, 22, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay deegaanka...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal Xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

hiiraan.com - 28/Sep 06:02

Sabti, September, 28, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kusoo baxaya weerar qaraxyo ku bilaawday oo Xalay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku...

Sorry! Image not available at this time

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duuleedka magaalada Baledweyne

hiiraan.com - 23/Sep 13:22

Isniin, September, 23, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal duhurnimadii khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay deegaanka...

Sorry! Image not available at this time

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Galgaduud

hiiraan.com - 24/Sep 13:42

Talaado, September, 24, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal maanta ku dhexmaray deegaanka Cali Heelle oo ka mid ah deegaanada...

Sorry! Image not available at this time

Khasaare ka dhashay qarax miino oo ka dhacay suuqa Xoolaha ee magaalada Jowhar

hiiraan.com - 28/Sep 12:48

Sabti, September, 28, 2024 (HOL) - Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, halka saddex kalena ay ku dhaawacmeen kaddib markii qarax miino oo maanta ka...

Sorry! Image not available at this time

Ku dhawaad 10 xunbood oo kooxda Al-shabaab looga dilay dagaal ka dhacay Jubbada Hoose

hiiraan.com - 24/Sep 14:51

Talaado, September, 24, 2024 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal galinkii hore ee maanta ka dhacay duuleedka deegaanka Janaay...

Sorry! Image not available at this time

Itoobiya oo cambaaraysay qarax shalay ka dhacay magaalada Muqdisho

hiiraan.com - 29/Sep 12:08

Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka Itoobiya ayaa cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay magaalada...

Sorry! Image not available at this time

Ciidanka xoogga dalka oo weerar qorsheysan kula wareegay deegaan ka tirsan gobolka Bakool

hiiraan.com - 21/Sep 06:43

Sabti, September, 21, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa weerar qorsheysnaa ka fuliyay...

Sorry! Image not available at this time

Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo ku guuleystay qaadista isbaarooyin yaalay inta u dhaxeysa Baledweyne iyo Mataan

hiiraan.com - 03/Oct 09:40

Khamiis, October, 3, 2024 (HOL) - Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan ayaa goordhaw u dhaqaaqay xal u helista cabasho xoogan oo kasoo yeereysay maalmahii lasoo...

Sorry! Image not available at this time

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo isku mari la' qodobka Doorashooyinka dalka

hiiraan.com - 11:38

Jimco, October, 4, 2024 (HOL) - Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxda golaha wadatashiga Qaranka ee ku shirsan maalintii sadaxaad magaalada...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément