X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 16/Sep 06:17

Puntland oo sheegtay in amniga garoonka Boosaso uu sugan yahay xilli shirkadaha duulimadyadu ay diideen inay ka dagaan

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga soo dagayaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda. Hadalkaan ayaa kusoo beegmay dhowr maalmood kaddib markii garoonka uu xirmay diginin ka timid ciidanka PSF.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Ciidanka PSF oo ku amray dadka deggan garoonka diyaaradaha boosaaso inay ka fogaadaan

hiiraan.com - 11/Sep 09:42

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka amniga Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa ku amray dadka deggen agagaarka garoonka diyaaradaha ee...

DFS oo maanta joojisay duulimaadyadii tagi jiray Boosaaso iyo Puntland oo ka falcelisay

jowhar.com - 15/Sep 10:00

Sep 15 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta baajisay duulimaadyadii tagi jiray Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso, halkaasi oo ay maanta ka...

Sorry! Image not available at this time

Laamaha amniga Puntland oo qabtay dhalinyaro geysatay falal amni darro ah oo laga abaabulay barta Tiktok

hiiraan.com - 07/Sep 13:01

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Laamaha ammaanka Puntland ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen koox dhallinyaro ah oo la rumeysan yahay inay ka...

Sorry! Image not available at this time

Wasiirka Warfaafinta Puntland: Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan

hiiraan.com - 15/Sep 10:35

Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in aysan magaalada Boosaaso ka jiri karin labo...

Donald Trump oo mar kale ka badbaaday isku day dil ahaa

jowhar.com - 16/Sep 05:11

Sep 15 (Jowhar) Hey’adda FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in ay billowday baaritaan ku aadan isku day kale oo lagu dili rabay oo shalay galab lala...

Donald Trump oo mar kale ka badbaaday isku day dil ahaa

jowhar.com - 16/Sep 05:11

Sep 15 (Jowhar) Hey’adda FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in ay billowday baaritaan ku aadan isku day kale oo lagu dili rabay oo shalay galab lala...

Sorry! Image not available at this time

Axmed Karaash: Waxaan u sheegayaa shirkadaha caalamiga ah inaysan waqtigooda ku lumin goobta shidaalka Holhol

hiiraan.com - 11/Sep 11:34

Arbaco, September, 11, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hadlay war kasoo baxay...

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément