X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 16/Sep 11:05

Soomaaliya oo IGAD ka codsatay inay kaalin ka qaadato xalka arrimaha ay isku hayaan Itoobiya

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu, oo horey u ahaa wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Itoobiya.

Articles similaires

Madaxweyne Xasan oo Xoghayaha guud ee IGAD wadahadal kula yeeshay madaxtooyada

jowhar.com - 16/Sep 16:04

Sep 16 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha...

Wafdi sare oo ka socda IGAD oo soo gaaray Muqdisho,lana kulmaya madaxda dalka

jowhar.com - 16/Sep 06:42

Sep 16 (Jowhar) xoghayaha fulinta IGAD Dr. Workneh Gebeyeh ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, maalin uun kadib markii ay Itoobiya, Suudaanta...

Wafdi sare oo ka socda IGAD oo soo gaaray Muqdisho,lana kulmaya madaxda dalka

jowhar.com - 16/Sep 06:42

Sep 16 (Jowhar) xoghayaha fulinta IGAD Dr. Workneh Gebeyeh ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, maalin uun kadib markii ay Itoobiya, Suudaanta...

Sorry! Image not available at this time

Urur goboleedka IGAD oo war murtiyeed kasoo saaray booqashadii xoghayaha IGAD uu ku tagay Muqdisho

hiiraan.com - 17/Sep 06:34

Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Xoghayaha urur goboleedka IGAD, Mudane Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Muqdisho...

Sorry! Image not available at this time

Wafdi Sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD oo Muqdisho soo gaaray

hiiraan.com - 16/Sep 09:06

Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi sare oo ka socda Ururka goboleedka IGAD oo uu hoggaaminaayo...

Sorry! Image not available at this time

Itoobiya: Dowladda Soomaaliya ma awooddo inay si hufan uga shaqeyso meel ka baxsan gobolka Banaadir

hiiraan.com - 15/Sep 09:55

Axad, September, 15, 2024 (HOL) - Ku-xigeenka Wakiilka Joogtada ah ee Itoobiya u fadhiya Midowga Afrika, Nebiyu Tedla, ayaa ka hadlay hadal dhawaan...

Sorry! Image not available at this time

Jaamacadda Carabta oo ugu baaqday dowladda Itoobiya inay ka fogaato falalka wax u dhimaya xasiloonida Soomaaliya

hiiraan.com - 12/Sep 05:27

Khamiis, September, 12, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir-gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay taageeridoonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya

hiiraan.com - 13/Sep 08:50

Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay taageeridoonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya

hiiraan.com - 13/Sep 08:50

Jimco, September, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto...

Mareykanka oo Itoobiya kala hadlay xiisadda Badda ee Soomaaliya

jowhar.com - 15/Sep 06:41

Sep 15 (Jowhar) Magaalada Addis Ababa waxaa gaaray wafdi Maraykanka ka socda oo uu hogaaminayo ergayga dowladda Marykanka u qaabilsan bariga Afrika...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément