X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 30/Jul 06:35

Sirdoonka Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan magaalada Boorama

Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Hay'adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuwaasi oo doonayay in ay falal qorshaysan ka fuliyaan magaalada Boorama ee gobolka Awdal.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

SSC Khaatumo oo Somaliland ku eedaysay in ay colaad ka hurinayso gobolka Sanaag

hiiraan.com - 27/Aug 21:21

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay ciidamada Somaliland ay dad shacab ah ku laayeen...

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo qabatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee 'is-qarxiya' iyo 7 qof oo xiriir la leh al-Shabab ama Daacish

hiiraan.com - 27/Aug 08:39

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa qabtay hub ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo adeegsado...

Liibiya oo burburisay shabakad dadka tabriibin jirtay

jowhar.com - 01/Sep 05:07

Sep 01 (Jowhar) Dowladda Liibiya ayaa sheegtay Sabtidi in ay burburisay shabakad dadka tahriibisa oo ka dhisneyd dhinaca Koonfur-galbeed ee dalkaas,...

Booliska Puntland oo qabtay rag watay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn

jowhar.com - 26/Aug 15:09

Aug 26(Jowhar)-Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 7 nin iyo illaa shan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee is...

Sorry! Image not available at this time

Xildhibaan Maxamed Abiib oo Hargaysa lagu xidhay

hiiraan.com - 02/Sep 09:14

Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa lagu xidhay madaarka Cigaal ee Hargaysa.

Sorry! Image not available at this time

Xildhibaan Maxamed Abiib oo Hargaysa lagu xidhay

hiiraan.com - 02/Sep 09:14

Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa lagu xidhay madaarka Cigaal ee Hargaysa.

Sorry! Image not available at this time

Somaliland: Jabhad shalay weerar ku qaaday Balligubadle oo la kala diray

hiiraan.com - 26/Aug 18:47

Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Jabhad la baxday Sancaani 2 oo shalay weerar ku qaaday magaalada Balligubadle ee gobolka Hawd ee Somaliland, ayaa...

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo hadalo kul kulul hawada isu mariyay

jowhar.com - 31/Aug 06:20

Aug 31(Jowhar)-Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia oo ay kala...

Sorry! Image not available at this time

Golaha Wakiilada Somaliland oo laalay dacwada xil ka qaadista Xildhibaan Maxamed Abiib

hiiraan.com - 03/Sep 08:23

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Golaha Wakiilada Somaliland ayaa laalay dacwadii xil ka qaadista ee ka dhanka ahayd Xildhibaan Maxamed Abiib...

Sorry! Image not available at this time

Golaha Wakiilada Somaliland oo laalay dacwada xil ka qaadista Xildhibaan Maxamed Abiib

hiiraan.com - 03/Sep 08:23

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Golaha Wakiilada Somaliland ayaa laalay dacwadii xil ka qaadista ee ka dhanka ahayd Xildhibaan Maxamed Abiib...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément