X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 30/Jul 09:06

Hay’adaha Ammaanka Kenya oo fashiliyay weerar Alshabaab ah ay ku qaadi lahaayeen deegaan katirsan Garissa

Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Hay’adaha ammaanka dalka Kenya ayaa fashiliyay weerar qorsheysan oo Al Shabaab ay ka fulin lahaayeen deegaanka Alango, oo ku teedsan waddada Gaarisa iyo Dhadhaab ee ismaamulka Garissa.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo magaalada Garowe ku qabatay dad loo haysto inay katirsan yihiin Alshabaab

hiiraan.com - 27/Aug 11:03

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Hay’adaha ammmaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay ku dhawaad 10 qof oo la sheegay inay katirsan yihiin kooxda...

Sorry! Image not available at this time

Laamaha amniga Puntland oo qabtay dhalinyaro geysatay falal amni darro ah oo laga abaabulay barta Tiktok

hiiraan.com - 07/Sep 13:01

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Laamaha ammaanka Puntland ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen koox dhallinyaro ah oo la rumeysan yahay inay ka...

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo qabatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee 'is-qarxiya' iyo 7 qof oo xiriir la leh al-Shabab ama Daacish

hiiraan.com - 27/Aug 08:39

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa qabtay hub ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo adeegsado...

Sorry! Image not available at this time

Masar iyo Soomaaliya oo samayn doona dhoolatus ciidan oo sii kordhin kara xiisadda gobolka

hiiraan.com - 03/Sep 05:33

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in ay dhoolatus milateri oo wadajir ah ku sameeyaan Soomaaliya,...

Sorry! Image not available at this time

Masar iyo Soomaaliya oo samayn doona dhoolatus ciidan oo sii kordhin kara xiisadda gobolka

hiiraan.com - 03/Sep 05:33

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in ay dhoolatus milateri oo wadajir ah ku sameeyaan Soomaaliya,...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland: Jabhad shalay weerar ku qaaday Balligubadle oo la kala diray

hiiraan.com - 26/Aug 18:47

Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Jabhad la baxday Sancaani 2 oo shalay weerar ku qaaday magaalada Balligubadle ee gobolka Hawd ee Somaliland, ayaa...

Sorry! Image not available at this time

Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya oo beeniyay in deegaankooda laga helay kiisas cudurka Furuqa ah

hiiraan.com - 27/Aug 06:01

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in cudurka...

Sorry! Image not available at this time

SSC Khaatumo oo Somaliland ku eedaysay in ay colaad ka hurinayso gobolka Sanaag

hiiraan.com - 27/Aug 21:21

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay ciidamada Somaliland ay dad shacab ah ku laayeen...

Sorry! Image not available at this time

Dagaal ay ku dhinteen ugu yaraan 5 qof oo ka dhacay gobolka Sanaag

hiiraan.com - 27/Aug 20:53

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Inta la ogyahay 5 qof ayaa ku dhintay dagaal ka dhacay degmada Goof ee gobolka Sanaag.

Sorry! Image not available at this time

Soomaalida soo galootiga ku ah Canada oo la daalaa dhacaya shaqo la’aan iyo hoy la’aan

hiiraan.com - 03/Sep 12:57

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Soomaalida Soogalootiga ah ee ku nool dalka Canada ayaa wajahaya xaalado adag oo isugu jira shaqo la’aan iyo hoy...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément