X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 30/Jul 13:31

Wasiirka waxbarashada DFS oo weydiistay xildhibaanada Puntland inay Siciid Deni ka keenaan xal ay kuwada shaqayn karaan

Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Wasiirka waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheikh Cabdiqaadir, ayaa weydiistay xildhibaanada kasoo jeeda maamulka Puntland in ay u keenaan xal ay reer Puntland ku heli karaan qoondada dhinaca waxbarashada ee dowladda Federaalku ugu talo gashay.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo sheegtay in dowladda Federaalka ay deeqaha waxbarasho u diidday ardayda Puntland

hiiraan.com - 10:48

Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ardayda reer Puntland u diidday deeqaha waxbarasho ee...

Sorry! Image not available at this time

Puntland: Masar waxay doonaysaa inay Soomaaliya ka dhigato meel ay ku difaacato danaheeda Niilka

hiiraan.com - 04/Sep 05:51

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay, dowladda Masar inay...

Sorry! Image not available at this time

Khilaaf adag oo u dhaxeeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo xal laga gaaray

hiiraan.com - 06/Sep 05:58

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay...

Sorry! Image not available at this time

Khilaaf adag oo u dhaxeeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo xal laga gaaray

hiiraan.com - 06/Sep 05:58

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo weerar culus ku qaaday qaar kamid ah madaxda DFS

jowhar.com - 30/Aug 10:16

Aug 30(Jowhar)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa ku eedeeyay mas’uuliyiinta Soomaaliya “qaar” hadallo cadawtinimo ah iyadoo ay sii...

Sorry! Image not available at this time

Farmaajo oo digniin culus kasoo saaray wareejinta maamulka hawada Soomaaliya

hiiraan.com - 01/Sep 20:50

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa digniin culus u diray dowladda Federaalka Soomaaliya,...

Sorry! Image not available at this time

Laamaha amniga Puntland oo qabtay dhalinyaro geysatay falal amni darro ah oo laga abaabulay barta Tiktok

hiiraan.com - 07/Sep 13:01

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Laamaha ammaanka Puntland ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen koox dhallinyaro ah oo la rumeysan yahay inay ka...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in markabka Shidaal baarista ee Turkiga uu dalka imaanayo bisha September

hiiraan.com - 28/Aug 10:21

Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday horumarro la taaban karo oo laga gaaray dadaallada ku aaddan ka...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Fedaraalka oo shaacisay Natiijada Imtixaanka Dugsiyada sare ee dalka

hiiraan.com - 27/Aug 13:31

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u...

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

jowhar.com - 03/Sep 18:45

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément