X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 02/Jul 11:55

Musuq maasuq saamayn ku yeeshay waaxda caafimaadka Soomaaliya

Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Warbixin ay soo saartay hay'adda u Doodda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty, ayaa lagu sheegay, in ay sare u kaceen heerarka dhimashada carruurta iyo hooyada ee gudaha Soomaaliya, sidoo kale xarumaha caafimaadka ee dowladda oo aan qalabeysnayn, heerarka tallaalka oo hooseeya, iyo cudurrada ka dhasha biyaha ee soo noqnoqda.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca weerarkii Xeebta Liido oo korortay

hiiraan.com - 04/Aug 05:57

Axad, Agoosto, 4, 2024 (HOL) - Wasaarada Caafimaadka dowladda Fedaraalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inuu kordhay khasaaraha...

Sorry! Image not available at this time

Ciidamada badda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Yurub oo soo gabagabeeyay dhoolatus ciidan oo ay sameeyeen

hiiraan.com - 12:45

Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada Ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo kaashanayay Howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa soo gebagebeeyey...

Sorry! Image not available at this time

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ugu baaqay culimada Soomaaliyeed in ay joojiyaan kala qeyb sanaantooda loona midoobo dagaalka Alshabaab

hiiraan.com - 02/Aug 07:23

Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray shirweynihii labaad ee...

Sorry! Image not available at this time

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay xeerarka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka

hiiraan.com - 08/Aug 10:44

Khamiis, Agoosto, 8, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah meel mariyay Xeerarka Doorashooyinka iyo Xisbiyada...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo Canbaaraysay hadal ay Masar kaga soo horjeedsatay isfahanka ay la gaadhay Itoobiya

hiiraan.com - 07/Aug 20:33

Arbaco, Agoosto, 7, 2024 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa canbaaraysay hadal uu Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar Badr Abdelatty kaga soo...

Xuutiyiintq Yemen oo dishay 70 Askari oo la shaqeynayay Mareykanka iyo Israel

jowhar.com - 14:11

Aug 10( Jowhar.com)-Sida laga soo xigtay Jeneraalo Mareykan ah iyo ilo Sirdoon oo kusugan Barriga Dhexe, Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa dilay...

Sorry! Image not available at this time

Guddiga Nabadda Midowga Afrika oo kulan ka yeelanaya howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya

hiiraan.com - 02/Aug 10:02

Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) ayaa todobaadka cusub ee berri ah isugu imaan doona kalfadhi si ay...

Sorry! Image not available at this time

La taliyaha amniga qaranka oo hoos u dhigay walaaca laga muujinayo khatarta kooxda Daacish

hiiraan.com - 01/Aug 10:28

Khamiis, Agoosto, 1, 2024 (HOL) - La taliyaha amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macalin Maxamuud, ayaa meesha ka saaray walaaca weyn ee...

Sorry! Image not available at this time

Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay xeerka qaran ee shaqada

hiiraan.com - 07/Aug 11:20

Arbaco, Agoosto, 7, 2024 (HOL) - Golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya. Hindisahan ayaa helay taageero,...

Sorry! Image not available at this time

Wasiir Khadiija Al-Makhsuumi "Dadka jara Dhirta iyo kuwa Bacda dalkeena keenaya waxay la mid yihiin khawaarijta"

hiiraan.com - 09/Aug 06:52

Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi oo...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément