X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 02/Jul 11:55

Musuq maasuq saamayn ku yeeshay waaxda caafimaadka Soomaaliya

Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Warbixin ay soo saartay hay'adda u Doodda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty, ayaa lagu sheegay, in ay sare u kaceen heerarka dhimashada carruurta iyo hooyada ee gudaha Soomaaliya, sidoo kale xarumaha caafimaadka ee dowladda oo aan qalabeysnayn, heerarka tallaalka oo hooseeya, iyo cudurrada ka dhasha biyaha ee soo noqnoqda.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Beesha caalamka oo ugu baaqday Soomaaaliya in la joojiyo dilka carruurta iyo dhalinyarada lagu helo dambiyada Shabaab

hiiraan.com - 04/Sep 06:12

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan...

Bandhig Sawireed Iftiiminaya Waayaha Nolosha ee Caruurta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Matxafka Qaranka

jowhar.com - 27/Aug 12:38

Aug 27(Jowhar)-Bandhig sawireed xiiso leh oo lagu magacaabo “Dhaliy Baydhaby” oo lagu iftiiminayo waayaha carruurta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu...

Sorry! Image not available at this time

Wasiirrada caafimaadka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo muujiyay cabasho ka dhan ah wasaaradda caafimaadka DFS

hiiraan.com - 06:12

Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Wasiirada Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo si adag u cambaaraysay imaanshaha ciidamada Masar ee Soomaaliya

hiiraan.com - 29/Aug 17:32

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga soo jorjeedsatay imaansha ciidamada Masar ee Soomaaliya, iyada oo sheegtay in...

Sorry! Image not available at this time

Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya si loo xalliyo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

hiiraan.com - 31/Aug 06:49

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo bandhigay hindise ay dowladda Jabuuti...

Xamse “Hal milyan oo Soomaali ah haddii ay nolosha caadiga ah ku soo laabtaan, lagana saaro barakaca waa tallaabo guul ah”

jowhar.com - 04/Sep 11:26

Sep 04 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in barakaca daba dheeraaday...

Sorry! Image not available at this time

Qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay xiriirka Masar iyo Soomaaliya

hiiraan.com - 08/Sep 13:19

Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah Culima'awdiinka Soomaaliyeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si adag uga hor...

Sorry! Image not available at this time

Qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay xiriirka Masar iyo Soomaaliya

hiiraan.com - 08/Sep 13:19

Axad, September, 8, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah Culima'awdiinka Soomaaliyeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si adag uga hor...

Sorry! Image not available at this time

Maxay tahay sababta uu Madaxweyne Xasan Sheikh ku eryay ergaygii u qaabilsanaa caafimaadka iyo Nafaqada?

hiiraan.com - 01/Sep 21:04

Axad, September, 1, 2024 (HOL) -Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhowaaqay xil ka qaadis uu ku...

Jabuuti oo ku dhawaaqday iney Bad siineyso Itoobiya, si loo yareeyo xiisadda Soomaaliya

jowhar.com - 02/Sep 06:19

Sep 02 (Jowhar) Dawladda Jubuuti oo isku dayaysa inay qaboojiso xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia oo maalmahan sii xumaanayey ayaa u soo...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément