X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 01/Jul 06:44

Qaar ka mid ah Wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho oo Saakay xiran

Isniin, Luulyo, 1, 2024 (HOL) - Waxaa saakay xiran inta badan wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, kadib hab maamuus aan horay loo arag oo ay ku xuseysa dowladda Soomaaliya munaasanada 1-da Luulyo oo ah markii gobolada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga, islamarkaana ay la midoobeen gobolada Waqooyi ee haatan la baxay Somaliland.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Booliiska Soomaaliya oo digniin u diray dadka shacabka ah ee wali degan dhulalka danta guud ah

hiiraan.com - 28/Jul 11:15

Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal burburin ah oo...

Sorry! Image not available at this time

Ciidamada dowladda oo howlgal burburin ah ka wada dhulkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

hiiraan.com - 28/Jul 07:51

Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Ciidamo isugu jira Booliis iyo Nabadsugid ayaa howlgalo burburin ah ka wada dhulkii hore ee Wasaaradda arrimaha gudaha...

Sorry! Image not available at this time

Madaxda dowladda Fedaraalka iyo masuuliyiin kale oo caan ah oo ka tacsiyeeyay geerida Kabtan Axmed Xaaji Cilmi Guure

hiiraan.com - 29/Jul 14:27

Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Waxaa si aad ah isku soo taraya masuuliinta ka tacsiyadeyneysa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allah u...

Sorry! Image not available at this time

Hoggaamiyahii Xamaas Ismaaciil Haniyah oo lagu dilay dalka Iiraan

hiiraan.com - 31/Jul 06:45

Arbaco, Luulyo, 31, 2024 (HOL) - Hoggaamiyahii dhaqdhaqaaqa Ururka Xamaas ee dhanka siyaasada Ismaaciil Haniyah ayaa aroornimadii hore ee saakay lagu...

Sorry! Image not available at this time

Fagaare ku yaala magaalada Kismaayo oo Maanta lagu toogtay rag horay u dilay dad shacab ahaa

hiiraan.com - 05/Aug 16:15

Isniin, Agoosto, 5, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo lagu...

Sorry! Image not available at this time

Sirdoonka Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan magaalada Boorama

hiiraan.com - 30/Jul 06:35

Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Hay'adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Hay'adda Sirdoonka...

Sorry! Image not available at this time

Haweeney wiil gabadheeda u dhaxday ku dishay magaalada Boosaaso

hiiraan.com - 29/Jul 11:14

Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Maxamuud Cabdi Bile Cabdi oo ahaa wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo...

Sorry! Image not available at this time

Iskusoo bax lagu cambaaraynayay dilka hoggaamiyihii Xamaas oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

hiiraan.com - 02/Aug 12:41

Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Kumanaan shacabka magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan culima awdiin ayaa sameeyay iskusoo bax ballaaran oo ay ku...

Sorry! Image not available at this time

Banaanbax looga soo horjeedo kooxda Al-shabaab oo Maanta ka dhacaya Xeebta Liido

hiiraan.com - 05/Aug 06:31

Isniin, Agoosto, 5, 2024 (HOL) - Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa inuu ka dhaco banaanbax weyn oo...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahin ku saabsan Qaraxyo lagu weeraray Beach View

hiiraan.com - 02/Aug 20:15

Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa goor dhowayd ka dhacay Beach View oo kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaa...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément