X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 27/Jun 12:22

Puntland oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaalka galbeedka gobolka Mudug

Khamiis, Juun, 27, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed kasoo saaray colaadda ka taagan galbeedka gobolka Mudug, halkaas oo ay maanta ku dagaalamayaan maleyshiyaad kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, kuwaas oo isku haysta dhul daaqsimeed.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Fedaraalka oo go'aano kasoo saartay cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho

hiiraan.com - 18/Aug 16:54

Axad, Agoosto, 18, 2024 (HOL) - Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa si...

Sorry! Image not available at this time

Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in xal degdeg ah lagasoo saarayo cabashada bajaajlayaasha

hiiraan.com - 15/Aug 13:05

Khamiis, Agoosto, 15, 2024 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir, Maxamed Aadan Diiriye Yabooh, ayaa sheegay maamulka gobolka Banaadir inuu...

Sorry! Image not available at this time

Puntland oo qabatay mid kamid ah Shabaabkii ka baxsaday xabsi kuyaala Gaalkacyo

hiiraan.com - 11/Aug 07:55

Axad, Agoosto, 11, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay Barkhad Cawil Xirsi oo ka mid ahaa Afar maxbuus oo ka tirsanaa...

Deni oo gudoomiyay kulan ku saabsan amniga magaalada Gaalkacyo

jowhar.com - 14/Aug 11:42

Aug 14(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Puntland ee gobolka Mudug....

Sorry! Image not available at this time

Madaxweyne Qoor Qoor oo weerar afka ah ku qaaday Musharaxiinta u tagaan xilka madaxweynaha Galmudug

hiiraan.com - 15/Aug 11:06

Khamiis, Agoosto, 15, 2024 (HOL) -Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday musharaxiinta...

Sorry! Image not available at this time

Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland oo ku eedeeyay dowladda Federaalka inay cunaqabayn ah ku hayso dadka reer Puntland

hiiraan.com - 09:54

Talaado, Agoosto, 20, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah Xubnaha labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo jeeda Puntland, ayaa walaac xooggan ka muujiyay in...

Sorry! Image not available at this time

Xildhibaanno ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh inuu wado abaabulo lagu qeybinayo Puntland

hiiraan.com - 11/Aug 11:53

Axad, Agoosto, 11, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah xildhibaannada beesha Warsangali ee kasoo jeeda gobolka Sanaag ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh...

Sorry! Image not available at this time

Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan

hiiraan.com - 12/Aug 06:27

Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya laba qarax oo Shalay galinkii dambe ka dhacay magaalada Jalalaqsi ee gobolka...

Sorry! Image not available at this time

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka magaalada Dhuusamareeb

hiiraan.com - 08:44

Talaado, Agoosto, 20, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka...

Sorry! Image not available at this time

Dadka ku nool deegaanada gobolka Bakool oo amaro cusub la duldhigay

hiiraan.com - 08/Aug 06:52

Khamiis, Agoosto, 8, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ka howlgasha deegaanada gobolka Bakool ayaa...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément