X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 07/Jul 10:12

Ciidamo isku dhaf ah oo la wareegay amniga inta u dhaxaysa Galdogob iyo Bandiiradley

Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda Puntland iyo Galmudug ayaa si rasmi ah looga howlgaliyay degaanadii dhawaan dirirtu ku dhex martay labo maleyshiyo beeleed.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Soomaaliya iyo Ethiopia oo weli isku mari la' shirka uga socda magaalada Ankara

hiiraan.com - 12/Aug 20:10

Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Sida aan wararka ku helayno wafuud ka kala socota Soomaaliya iyo Ethiopia oo uu wada hadal uga socdo magaalada...

Qaar kamid ah dadka ku nool xaafadaha Beledweyn oo sameystay ciidamo gaar ah

jowhar.com - 14/Aug 09:12

Aug 14 (Jowhar.com)-Dadka ku nool qaar kamid ah xaafadaha magaalada Beledweyn ayaa sameystay ciidamo Madani ah oo habeen kasta roondo ka sameeyay...

Sorry! Image not available at this time

Ciidamada badda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Yurub oo soo gabagabeeyay dhoolatus ciidan oo ay sameeyeen

hiiraan.com - 10/Aug 12:45

Sabti, Agoosto, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada Ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo kaashanayay Howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa soo gebagebeeyey...

Xasan Sheekh:Dadweynow EVC la isku dirayo ayaa lacag laga goynayaa waa been

jowhar.com - 17/Aug 20:17

Aug 16 (Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka hadlay qodobo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka. Khudbadda...

Sorry! Image not available at this time

Xaafado ka tirsan magaalada Baledweyne oo sameystay ciidamo u gaar ah

hiiraan.com - 14/Aug 07:27

Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Iyadoo amniga magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu si weyn faraha uga baxay mudooyinkii dambe ayaa...

Sorry! Image not available at this time

Wasiir Fiqi: Soomaaliya waxaa weli ka go’an in la gaaro natiijo nabadeed oo faa’iido wadaag u ah labada dal

hiiraan.com - 13/Aug 21:42

Talaado, Agoosto, 13, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa isku afgartay in la aado wajiga saddexaad wada xaajoodka lagusoo afjarayo...

Ciidamada dowlada iyo Alshabaab oo dagaal ku dhex maray duleedka degmada Balcad

jowhar.com - 13/Aug 06:29

Aug 13( Jowhar.com)-Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa saaka waaberigii kooxda Alshabaab waxaa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Raaxoy ee duleedka...

Mareykanka oo shaaciyay fursadii u danbeysay ee xalka colaada Gaza

jowhar.com - 19/Aug 13:18

Aug 19(Jowhar)-Xoghayaha arrimaha debedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in wadahadalada haatan socdaa inay yihiin isku daygii u dambeeyey...

Deni oo gudoomiyay kulan ku saabsan amniga magaalada Gaalkacyo

jowhar.com - 14/Aug 11:42

Aug 14(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Puntland ee gobolka Mudug....

Sorry! Image not available at this time

Soomaaliya iyo Masar oo heshiis muhiim ah ku kala saxiixday magaalada Qaahira

hiiraan.com - 14/Aug 13:55

Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa maanta magaalada Qaahira ee Caasimadda dalkaas ku kala saxiixday heshiiska...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément