X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 13/Aug 06:29

Ciidamada dowlada iyo Alshabaab oo dagaal ku dhex maray duleedka degmada Balcad

Aug 13( Jowhar.com)-Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa saaka waaberigii kooxda Alshabaab waxaa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Raaxoy ee duleedka degmada Balcad gobolka Sh/dhexe. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal xoog leh uu ka dhacay halkaas iyadoo uujiro qasaare soo kala gaaray labada dhinac. Waxaa halkaas gaaray ciidamo gurmad ah oo ka tegey deegaanka […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Banaanbax lagu taageerayay ciidanka Itoobiya oo Maanta ka dhacay degmada Waajid

hiiraan.com - 31/Aug 14:09

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Banaanbaxaan maanta ka dhacay degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa ahaa mid lagu taageerayay in deegaanada Koonfur...

Gobalka Banaadir oo ka digay dadka ka ganacsiga Maandooriyaha

jowhar.com - 30/Aug 06:44

Aug 30 (Jowhar)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Madaale ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Booliiska...

Sorry! Image not available at this time

Shacabka Xuddur oo kasoo horjeestay in ciidamada Ethiopia laga saaro Bakool laguna beddelo ciidamada Masar

hiiraan.com - 30/Aug 09:20

Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Maamulka degmada Xuddur ee gobolka Bakool oo ay wehliyaan mas’uuliyiinta gobolka iyo qeybaha bulshada ayaa dhigay...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney u diyaar garowday dagaal ay la gasho Itoobiya

jowhar.com - 08:15

Sep 12 (Jowhar) Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in haddii ay Itoobiya ay ku sii socoto dhaqangalinta Is afgaradkii Muuse Biixi ay ka...

Xuutiyiinta Yemen oo aqbashay in gurmad uu gaaro markab ku gubanaya Badda Cas

jowhar.com - 29/Aug 04:39

Aug 29(Jowhar)-Howlgalka Iran ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi sheegay, in kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ogolaatay in doonyo iyo maraakiib gurmad ah...

Sorry! Image not available at this time

Suuq ku yaala degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho oo qaraxyo lagu weeraray

hiiraan.com - 31/Aug 06:24

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Suuqa ugu weyn degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu guban haayo mudo dhowr saacadood...

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo hadalo kul kulul hawada isu mariyay

jowhar.com - 31/Aug 06:20

Aug 31(Jowhar)-Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia oo ay kala...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxay gobolka Hiiraan

jowhar.com - 29/Aug 13:07

Aug 29(Jowhar) Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gaadiidka dagaalka ay isaga baxeen saldhigyo ay ku...

Sorry! Image not available at this time

Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan xadgudub uu kula kacay dad shacab ah

hiiraan.com - 29/Aug 06:27

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xiray askari boolis ah oo muuqaal iska soo duubay isagoo xad-gudub...

Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza

jowhar.com - 05:48

Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément