X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 08/Jul 07:48

Ciidanka dowladda oo burburin ku bilaabay Xaafada Dab damiska ee degmada Wadajir

Isniin, Luulyo, 8, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa aroornimadii hore ee Saakay ku jarmaaday Xaafada Dab damiska ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka wadaan fulinta amar dhulkaan looga saarayo dadka dagan.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Booliiska Soomaaliya oo digniin u diray dadka shacabka ah ee wali degan dhulalka danta guud ah

hiiraan.com - 28/Jul 11:15

Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal burburin ah oo...

Sorry! Image not available at this time

Ciidamada dowladda oo howlgal burburin ah ka wada dhulkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

hiiraan.com - 28/Jul 07:51

Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Ciidamo isugu jira Booliis iyo Nabadsugid ayaa howlgalo burburin ah ka wada dhulkii hore ee Wasaaradda arrimaha gudaha...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay madaxa Maaliyadda Shabaab ee gobolka Mudug

hiiraan.com - 29/Jul 11:11

Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Degmada Hobyo ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen horjoogihii maaliyadda gobolka Mudug...

Sorry! Image not available at this time

Madaxda dowladda Fedaraalka iyo masuuliyiin kale oo caan ah oo ka tacsiyeeyay geerida Kabtan Axmed Xaaji Cilmi Guure

hiiraan.com - 29/Jul 14:27

Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Waxaa si aad ah isku soo taraya masuuliinta ka tacsiyadeyneysa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allah u...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Fedaraalka oo sheegtay in nolol wanaagsan ka jirto deegaanadii laga xureeyay Al-shabaab

hiiraan.com - 29/Jul 06:54

Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cali Yuusuf Xoosh ayaa faahfaahin dheeraad ah ka...

Sorry! Image not available at this time

Hoggaamiyahii Xamaas Ismaaciil Haniyah oo lagu dilay dalka Iiraan

hiiraan.com - 31/Jul 06:45

Arbaco, Luulyo, 31, 2024 (HOL) - Hoggaamiyahii dhaqdhaqaaqa Ururka Xamaas ee dhanka siyaasada Ismaaciil Haniyah ayaa aroornimadii hore ee saakay lagu...

Sorry! Image not available at this time

Banaanbax looga soo horjeedo kooxda Al-shabaab oo Maanta ka dhacaya Xeebta Liido

hiiraan.com - 05/Aug 06:31

Isniin, Agoosto, 5, 2024 (HOL) - Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa inuu ka dhaco banaanbax weyn oo...

Sorry! Image not available at this time

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa ATMIS oo howlgal wadajir ah ka sameeyay Shabeellaha Hoose

hiiraan.com - 09/Aug 14:55

Jimco, Agoosto, 9, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ATMIS ee ku sugan degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose...

Sorry! Image not available at this time

Aasaasihii Hiiraan Online iyo hormuudkii warbaahinta Soomaaliyeed Kabtan Axmed Guure oo ku geeriyooday Ottawa

hiiraan.com - 29/Jul 06:47

Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Aasaasihii iyo maareeyihii shakabada wararka Hiiraan Online oo ah mareegaha ugu da’da weyn ee wararka Soomaalida,...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Soomaaliya oo lagu booriyay inay ka laabato Hindise Sharciyeedka Warfaafinta

hiiraan.com - 28/Jul 09:11

Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Xiriirka caalamiga ah ee saxafiyiinta (IFJ) ayaa ku booriyay dowladda Soomaaliya in ay ka laabato sharciga macluumaadka...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément