X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 29/Jul 06:47

Aasaasihii Hiiraan Online iyo hormuudkii warbaahinta Soomaaliyeed Kabtan Axmed Guure oo ku geeriyooday Ottawa

Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Aasaasihii iyo maareeyihii shakabada wararka Hiiraan Online oo ah mareegaha ugu da’da weyn ee wararka Soomaalida, Axmed Xaaji Cilmi Guure ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Ottawa ee dalka Canada. ka dib markii uu muddo dheer xanuunsanaa.

Articles similaires

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxay gobolka Hiiraan

jowhar.com - 29/Aug 13:07

Aug 29(Jowhar) Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gaadiidka dagaalka ay isaga baxeen saldhigyo ay ku...

Sorry! Image not available at this time

Soomaalida soo galootiga ku ah Canada oo la daalaa dhacaya shaqo la’aan iyo hoy la’aan

hiiraan.com - 03/Sep 12:57

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Soomaalida Soogalootiga ah ee ku nool dalka Canada ayaa wajahaya xaalado adag oo isugu jira shaqo la’aan iyo hoy...

Golaha Wasiirada oo meelmariyay heshiis u dhexeeyay Soomaaliya iyo Shiinaha

jowhar.com - 29/Aug 09:22

Aug 29(Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo...

Fahad Yaasiin iyo Farmaajo oo kala tagay

jowhar.com - 01/Sep 16:51

Sep 01 (Jowhar) Lataliyihio hore ee amniga qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ku dhawaaqay ineh kala tageen madaxweynihii hore ee dalka Maxamed...

Sorry! Image not available at this time

Taliyayaasha u sarreeya Ciidanka Itoobiya oo maanta soo gaaray magaalada Jigjiga

hiiraan.com - 05/Sep 08:19

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Taliyaha guud ee Ciidanka Itoobiya Berhanu Jula iyo Ku xigeenkiisa Janaraal Abebaw Taddese ayaa maanta kasoo dagay...

Wararkii u danbeeyay khasaare ka dhashay madaafiic lagu weeraray aagga Xerada Xalane

jowhar.com - 05/Sep 06:12

Sep 05 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarahanka dhashay madaafoic aroortii hore ee saaka kusoo dhacday xaafado kudhow garoonka...

Sheekh Shariif oo si adag u dhaliilay hanaanka dowladda Soomaaliya uga hortageyso damaca Itoobiya

hiiraan.com - 05/Sep 07:11

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u dhaliilay hanaanka dowladda Fedaraalka...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément