X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 08/Aug 10:44

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay xeerarka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka

Khamiis, Agoosto, 8, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah meel mariyay Xeerarka Doorashooyinka iyo Xisbiyada siyaasadeed ee dalka, kuwaas oo ay sheegeen in lagu hagayo hannaanka doorashooyinka dalka.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Ciidamada Itoobiya oo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo culus ka wada gobolka Gedo

hiiraan.com - 10/Sep 06:14

Talaado, September, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen dhammaan garoomada diyaaradaha ee gobolka Gedo ee...

Golaha Wasiirada oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo ilaalinta qarannimada iyo madax bannaanida dalka

hiiraan.com - 05/Sep 11:51

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaadlaha ahaa ugu baaqay shacabka in ay u midoobaan...

Shirkii golaha wasiirada oo looga hadlay damaca Itoobiya iyo dagaalka Shabaab

jowhar.com - 05/Sep 12:21

Sep 05 (Jowhar) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay...

Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa inay aqbasho hannaan lagu xallin karo xiisadda Soomaaliya

hiiraan.com - 05/Sep 10:35

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf ayaa shaaca ka qaaday mar uu ka hadlayay shir...

Guddoonka Golaha Shacabka oo soo saaray go'aan culus oo saameynaya Warbaahinta Madaxa Banaan

hiiraan.com - 07/Sep 08:10

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo shirarka jaraa'id...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément