X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 07/Aug 14:01

Ciidanka ATMIS oo Saldhiga degmada Maxaas ku wareejiyay ciidanka xoogga dalka

Arbaco, Agoosto, 7, 2024 (HOL) - Sanado badan kadib ciidanka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ku howlgala magaca ATMIS ayaa si rasmi ah u wareejiyay Saldhigii ay ku lahaayeen degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Itoobiya oo walaac weyn ka muujisay ka guuridda howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS

hiiraan.com - 29/Aug 06:09

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Itoobiya ayaa ka dhawaajisay walaac ku saabsan ka bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee...

Sorry! Image not available at this time

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in kooxo cadaw ahi ay rabaan in ay iska horkeenaan bulshada gobolka Sanaag

hiiraan.com - 28/Aug 08:23

Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa nabad ugu baaqday bulshada gobolka Sanaag, kadib dagaal ay 5 qof ku dhinteen oo shalay ka...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay magaalada Buula mareer

hiiraan.com - 29/Aug 07:25

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay gudaha magaalada Buula mareer ee gobolka...

Sorry! Image not available at this time

Howgal ka dhan ah Al-shabaab oo markale ka bilaabanaya gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

hiiraan.com - 31/Aug 06:55

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyay ee howlgalo ka dhan ah...

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay Xiisad Colaadeed oo ka taagan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag

hiiraan.com - 28/Aug 13:32

Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed kasoo saartay...

Sorry! Image not available at this time

Taliye Dayax Cabdi "Sheydhaan Cali Dheeroow hadaad Janno rabto kaalay gaariga ugu horeeyo soo qaado ee is qarxi"

hiiraan.com - 28/Aug 14:45

Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa si adag uga jawaabay...

Sorry! Image not available at this time

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay askari horay dil u geystay

hiiraan.com - 07/Sep 14:08

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Waxaa maanta fagaare ku yaala magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud xukun dil toogasho ah lagula fuliyay askari...

Sorry! Image not available at this time

Banaanbax lagu taageerayay ciidanka Itoobiya oo Maanta ka dhacay degmada Waajid

hiiraan.com - 31/Aug 14:09

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Banaanbaxaan maanta ka dhacay degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa ahaa mid lagu taageerayay in deegaanada Koonfur...

Sorry! Image not available at this time

Somaliland oo dowladda Soomaaliya ku eedaysay colaada ka taagan gobolka Sanaag

hiiraan.com - 28/Aug 10:35

Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedaysay in ay gacan ku leedahay xiisada ka taagan gobolka Sanaag.

Sorry! Image not available at this time

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in markabka Shidaal baarista ee Turkiga uu dalka imaanayo bisha September

hiiraan.com - 28/Aug 10:21

Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday horumarro la taaban karo oo laga gaaray dadaallada ku aaddan ka...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément