X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - HIIRAAN.COM - Wararka Maanta - 12/Aug 20:10

Soomaaliya iyo Ethiopia oo weli isku mari la' shirka uga socda magaalada Ankara

Isniin, Agoosto, 12, 2024 (HOL) - Sida aan wararka ku helayno wafuud ka kala socota Soomaaliya iyo Ethiopia oo uu wada hadal uga socdo magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ayaan weli ku guulaysan inay gaaraan wax heshiis ah oo lagusoo afjarayo xiisadda ka dhex taagan labada dal oo ka dhalatay heshiiska marin biyoodka ee Ethiopia ay la gaartay Somaliland.

Articles similaires

Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo

jowhar.com - 11/Sep 10:37

Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada...

Dowlada Soomaaliya oo ku biirtey Hay’adda Caalamiga ah ee Niyukliyerka

jowhar.com - 16:35

Sep 17 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay...

Sorry! Image not available at this time

Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo khuseeya labada dalka

hiiraan.com - 03/Sep 07:06

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Wasiiradda Gaashaandhiga dalalka Turkiga iyo Soomaaliya ayaa kulan la xariiray xoojinta iskaashiga iyo difaaca...

Hay'adda Duulista Soomaaliya oo beenisay in xayiraad lagusoo rogay duulimaadyada Baydhabo

hiiraan.com - 10:48

Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin wax isbeddel ah oo ku yimid...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo markale wadahadal ku saabsan xiisadda Badda ku yeelanaya Ankara

jowhar.com - 08/Sep 07:04

Sep 08 (Jowhar) dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa 17ka bishan markale isku arkaya magaalada Ankara ee dalka Tirkiga, iyagoo ka wada hadlaya...

Madaxweyne Xasan oo diiday in ra’iisio wasaaraha Itoobiya uu wadahadal kula yeesho Shiinaha

jowhar.com - 07/Sep 07:04

Sep 07 (Jowhar) Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iska diiday inuu magaalada Beijing ee dalka Shiinah kula kulmo ra’iisio...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément