X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 12/Aug 16:27

Xasan Sheekh iyo Paul Kagame oo ka wada hadlay caqabadaha dagaalka Argagixisada

Aug 12( Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay dhiggiisa  Rwanda Mudane Paul Kagame oo uu ka qeyb-galay caleemo-saarkiisa. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka ah iyaga adkeeyay doorka muhiimka ah ee iskaashiga gobolka uu ka qaadan karo wax ka qabashada caqabadaha iyo la dagaallanka argagixisada. Madaxweyne Paul […]

Articles similaires

Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda

jowhar.com - 05/Sep 16:25

Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya...

Xasan Sheekh oo la kulmay madaxweyne kuxigeenada Jubaland iyo Galmudug

jowhar.com - 02/Sep 08:44

Sep 02 (Jowhar)-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo uu Weheliye Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adan Iyo...

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

jowhar.com - 03/Sep 18:45

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo...

Sorry! Image not available at this time

Maxay tahay sababta uu Madaxweyne Xasan Sheikh ku eryay ergaygii u qaabilsanaa caafimaadka iyo Nafaqada?

hiiraan.com - 01/Sep 21:04

Axad, September, 1, 2024 (HOL) -Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhowaaqay xil ka qaadis uu ku...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kala hadlay Odayaasha Dhaqanka xiisada DFS iyo K/ Galbeed

jowhar.com - 11:51

Sep 12 (Jowhar)Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada...

Madaxweynaha Shiinaha oo kulan hordhac ah la qaatay madaxda Afrika ee ku sugan Beijing

jowhar.com - 04/Sep 16:53

Sep 04 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeyb-galay Madaxda Afrika ee ka qeyb-galaya...

Shirkii golaha wasiirada oo looga hadlay damaca Itoobiya iyo dagaalka Shabaab

jowhar.com - 05/Sep 12:21

Sep 05 (Jowhar) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément