X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 15/Aug 07:02

Qaramada Midoobe oo ka digtay cudurka Cudurka Busbus-ka oo si xowli ah ku faafaya

Aug 15(Jowhar)-Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo quseysa caafimaadka guud caalamka, kaddib ay shaacisay in cudurka Busbuska uu ka dillaacay dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo. Digniintaan caafimaad ee caalamiga ah ayay Qaramada Midoobay soo saareysaa marki labaad muddo laba sano gudahood ah,iyada oo markan ka digtay in cudurkan […]

Articles similaires

Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza

jowhar.com - 05:48

Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu...

Sorry! Image not available at this time

Maxay tahay sababta uu Madaxweyne Xasan Sheikh ku eryay ergaygii u qaabilsanaa caafimaadka iyo Nafaqada?

hiiraan.com - 01/Sep 21:04

Axad, September, 1, 2024 (HOL) -Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhowaaqay xil ka qaadis uu ku...

Sorry! Image not available at this time

Askar Itoobiyaan ah oo doonaya inay Soomaaliya sii joogaan, iyagoo cabsi ka qaba ku laabashada dalkooda

hiiraan.com - 30/Aug 07:11

Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Iyadoo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) uu gabagabo ku dhow yahay dhammaadka December 2024, waxaa soo...

Sorry! Image not available at this time

Wasiirrada caafimaadka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo muujiyay cabasho ka dhan ah wasaaradda caafimaadka DFS

hiiraan.com - 09/Sep 06:12

Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Wasiirada Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya...

Xuutiyiinta Yemen oo aqbashay in gurmad uu gaaro markab ku gubanaya Badda Cas

jowhar.com - 29/Aug 04:39

Aug 29(Jowhar)-Howlgalka Iran ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi sheegay, in kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ogolaatay in doonyo iyo maraakiib gurmad ah...

Kudhowaad 20 Soomaali ah oo xaalad adag ku wajahaya xabsi ku yaala dalka Togo

jowhar.com - 09/Sep 16:23

Sep 09 (Jowhar) 16 Muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in xaalad adag ay ku wajahayaan xabsi ku yaala dalka Togo ee Galbeedka qaarada...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Dagaalka magaalada Qaza oo galay 11 bilood oo xiriir ah

jowhar.com - 08/Sep 06:06

Sep 08 (Jowhar) 11 bil ayaa Sabtidi shalay u buuxsantay dagaalka lagu hoobtay ee Marinka Gaza, iyada oo ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan...

Sorry! Image not available at this time

Beesha caalamka oo ugu baaqday Soomaaaliya in la joojiyo dilka carruurta iyo dhalinyarada lagu helo dambiyada Shabaab

hiiraan.com - 04/Sep 06:12

Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan...

Cali Guudlaawe oo la kulmay Wakiilo ka socday Qaramada Midoobay

jowhar.com - 29/Aug 20:49

Aug 29 (Jowhar)Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabadullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta waxa uu la kulmay ku xigeenka wakiilka gaarka...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément