X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 22/Aug 10:02

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Yaaq Bariweyne

Aug 22(Jowhar)-Dagaal u dhaxeeya ciidamada daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo kale oo Macawisley ah oo ku sugan deegaanka Yaaqbariweyne ee hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Koofurgalbeed ay weerar ku qaadeen maleeshiyo macawisley ah oo ku sugnaa […]

Articles similaires

Israel oo 13 qof ku dishay Iskuul ay ku barakaceen qaxootiga Gaza

jowhar.com - 07/Sep 04:05

Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...

Israel oo 13 qof ku dishay Iskuul ay ku barakaceen qaxootiga Gaza

jowhar.com - 07/Sep 04:05

Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...

Sorry! Image not available at this time

Shacabka Xuddur oo kasoo horjeestay in ciidamada Ethiopia laga saaro Bakool laguna beddelo ciidamada Masar

hiiraan.com - 30/Aug 09:20

Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Maamulka degmada Xuddur ee gobolka Bakool oo ay wehliyaan mas’uuliyiinta gobolka iyo qeybaha bulshada ayaa dhigay...

Diyaarado dagaal oo duqeeyay saldhigyo Shabaab ay ku leeyihiin Galgaduud iyo Sh.dhexe

jowhar.com - 04/Sep 09:23

Sep 04 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal dhinaca cirka ah oo lagu beegsaday saldhigyo Shabaab ay ku leeyihoin deegaano ka tirsan...

Xogta iskaashiga cusub ee Shiinaha iyo Soomaaliya sameysteen

jowhar.com - 07/Sep 10:10

Sep 07 (Jowhar) Shiinaha iyo Soomaaliya waxay sare u qaadeen xiriirka diblumaasiyadeed ee iskaashiga istiraatiijiyadeed, Madaxweynaha Shiinaha Xi...

Xogta iskaashiga cusub ee Shiinaha iyo Soomaaliya sameysteen

jowhar.com - 07/Sep 10:10

Sep 07 (Jowhar) Shiinaha iyo Soomaaliya waxay sare u qaadeen xiriirka diblumaasiyadeed ee iskaashiga istiraatiijiyadeed, Madaxweynaha Shiinaha Xi...

Sorry! Image not available at this time

Shil gaari oo ay ku geeriyoodeen Hooyo iyo wiilkeeda oo ka dhacay magaalada Garowe

hiiraan.com - 01/Sep 12:43

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Shil gaari oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada kantaroolka Bari ee magaalada Garoowe ayaa sababay...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay magaalada Buula mareer

hiiraan.com - 29/Aug 07:25

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay gudaha magaalada Buula mareer ee gobolka...

Lafta-gareen oo dib ugu laabtay Baydhabo, kana hadlay xiisadda Itoobiya

jowhar.com - 09/Sep 11:20

Sep 09 (Jowhar)Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay...

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo hadalo kul kulul hawada isu mariyay

jowhar.com - 31/Aug 06:20

Aug 31(Jowhar)-Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia oo ay kala...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément