X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 08/Aug 09:10

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Doorashooyinka iyo Sharciga Xisbiyadda

Aug 08( Jowhar.com)-Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa maanta gudoomiyay shirka Khamiislaha e egolaha wasiirada, kaasoo si aad ah isha loogu hayay. Golaha Wasiirada ayaa kulankooda ku ansixiyay Sharciga Doorashooyinka iyo Sharciga Xisbiyadda, kaasoo billow u ah mashruuca Madaxweyne Xasan Sheekh ee doorashada Qof iyo Cod. Sharciyaddan ayaa la fillayaa in la horgeeyo Golaha […]

Articles similaires

Golaha Wasiirada oo meelmariyay heshiis u dhexeeyay Soomaaliya iyo Shiinaha

jowhar.com - 29/Aug 09:22

Aug 29(Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo...

Shirkii golaha wasiirada oo looga hadlay damaca Itoobiya iyo dagaalka Shabaab

jowhar.com - 05/Sep 12:21

Sep 05 (Jowhar) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay...

Sorry! Image not available at this time

Golaha Wasiiradda oo ansixiyay heshiis ay wada gaareen Soomaaliya iyo Shiinaha iyo waliba magacaabista masuul cusub

hiiraan.com - 29/Aug 14:39

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Kulanka Todobaadlaha ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah looga hadlay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaahira Kula Kulmay Dhiggiisa Masar

jowhar.com - 31/Aug 13:46

Aug 31(Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay...

Sorry! Image not available at this time

Wasiirrada caafimaadka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo muujiyay cabasho ka dhan ah wasaaradda caafimaadka DFS

hiiraan.com - 06:12

Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Wasiirada Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya...

Sorry! Image not available at this time

Xil Ciid: Villa Soomaaliya ayaa ka dambeysa in xildhibaanada laga mamnuuco inay saxaafadda kula hadlaan baarlamanka

hiiraan.com - 11:39

Isniin, September, 9, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si adag uga horyimid go’aan dhawaan kasoo baxay guddoonka...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo markale wadahadal ku saabsan xiisadda Badda ku yeelanaya Ankara

jowhar.com - 08/Sep 07:04

Sep 08 (Jowhar) dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa 17ka bishan markale isku arkaya magaalada Ankara ee dalka Tirkiga, iyagoo ka wada hadlaya...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément