X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 10/Aug 06:02

Kudhowaad 100 ruux oo ku geeriyootay shil diyaaradeed ka dhacay dalka Brazil

Aug 10( Jowhar.com)-Diyaarad kuwa rakaabka qaada ah oo ay la socdeen in ka badan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in Jimcihi shalay ay ku burburtay magaalada Sao Paulo ee dalka Brazil, iyadoo ay shilkaasi ay ku dhinteen 61 qof, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha dowladda iyo shirkadda diyaaradda leh. Diyaaradda oo ka duushay magaalada Cascavel ee gobolka […]

Articles similaires

Doon ay saarnaayeen Muhaajiriin oo ku degtey xeebaha dalka Senegal

jowhar.com - 10/Sep 20:58

Sep 10 (Jowhar) Ugu yaraan 26 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay xeebaha dalka Senegal....

Doon ay saarnaayeen Muhaajiriin oo ku degtey xeebaha dalka Senegal

jowhar.com - 10/Sep 20:58

Sep 10 (Jowhar) Ugu yaraan 26 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay xeebaha dalka Senegal....

Sorry! Image not available at this time

Shil gaari oo ay ku geeriyoodeen Hooyo iyo wiilkeeda oo ka dhacay magaalada Garowe

hiiraan.com - 01/Sep 12:43

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Shil gaari oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada kantaroolka Bari ee magaalada Garoowe ayaa sababay...

Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux

jowhar.com - 04/Sep 18:40

Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad ​​30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga...

Israel oo 13 qof ku dishay Iskuul ay ku barakaceen qaxootiga Gaza

jowhar.com - 07/Sep 04:05

Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...

Israel oo 13 qof ku dishay Iskuul ay ku barakaceen qaxootiga Gaza

jowhar.com - 07/Sep 04:05

Sep 07 (Jowhar) Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado...

40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza

jowhar.com - 10/Sep 06:00

Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta...

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka

jowhar.com - 03/Sep 18:45

Sep 03 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo...

Sorry! Image not available at this time

Shirkadda Favori LLC oo ku eedeysay hay’adda duulista Soomaaliya inay fara galin ku hayso shaqadeeda

hiiraan.com - 29/Aug 08:24

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Shirkadda Favori oo maamusha adeegyada garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, ayaa walaac ka muujisay in hay'adda...

Sorry! Image not available at this time

Madaxweynaha Soomaaliya oo diiday inuu magaalada Beijing kula kulmo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

hiiraan.com - 07/Sep 05:53

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku gacan seyray inuu magaalada Beijing ee...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément