X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 10/Aug 12:26

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka dooday Xakamaynta Kiimikada Beeraha

Aug 10(Jowhar.com)-IXildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka,waxaana shir guddoominayay guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ajendaha kulanka ee maanta ayaa waxa uu ahaa Akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka xakameynta kiimikooyinka beeraha Soomaaliyeed,waxaana warbixinta akhrinta labaad ee hindise sharciyeedkan golaha u akhriyay […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Guddoonka Golaha Shacabka oo soo saaray go'aan culus oo saameynaya Warbaahinta Madaxa Banaan

hiiraan.com - 07/Sep 08:10

Sabti, September, 7, 2024 (HOL) - Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo shirarka jaraa'id...

Golaha Wasiiradda oo ansixiyay heshiis ay wada gaareen Soomaaliya iyo Shiinaha iyo waliba magacaabista masuul cusub

hiiraan.com - 29/Aug 14:39

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Kulanka Todobaadlaha ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah looga hadlay...

Cali Guudlaawe oo la kulmay Wakiilo ka socday Qaramada Midoobay

jowhar.com - 29/Aug 20:49

Aug 29 (Jowhar)Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabadullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta waxa uu la kulmay ku xigeenka wakiilka gaarka...

Sorry! Image not available at this time

Shil gaari oo ay ku geeriyoodeen Hooyo iyo wiilkeeda oo ka dhacay magaalada Garowe

hiiraan.com - 01/Sep 12:43

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Shil gaari oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada kantaroolka Bari ee magaalada Garoowe ayaa sababay...

Golaha wakiillada oo laalay Dacwaddii xildhibaan Maxamed Abiib ee xeer ilaalinta ay ka soo gudbisay

jowhar.com - 03/Sep 10:29

Sep 03 (Jowhar) Ka dib xariggii shalay ee xildhibaan Abiib, waxaa la iskugu yeeray fadhi loo dhan yahay oo looga arrinsanayo xarigga xildhibaanka iyo...

Golaha wakiillada oo laalay Dacwaddii xildhibaan Maxamed Abiib ee xeer ilaalinta ay ka soo gudbisay

jowhar.com - 03/Sep 10:29

Sep 03 (Jowhar) Ka dib xariggii shalay ee xildhibaan Abiib, waxaa la iskugu yeeray fadhi loo dhan yahay oo looga arrinsanayo xarigga xildhibaanka iyo...

Sorry! Image not available at this time

Golaha Wasiirada oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo ilaalinta qarannimada iyo madax bannaanida dalka

hiiraan.com - 05/Sep 11:51

Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaadlaha ahaa ugu baaqay shacabka in ay u midoobaan...

Maxkamadda Ciidamadda oo xukuno dil iyo xabsi ah ku riday askar loo heysto dilka qof shacab ah

jowhar.com - 08/Sep 14:39

Sep 08 (Jowhar) Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément