X

Vous n'êtes pas connecté

Maroc Maroc - JOWHAR.COM - A la Une - 10/Aug 14:58

Dr Abdikarin Muxidiin oo si rami ah ula wareegay xilka Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD

Aug 10(Jowhar.com)-Dr. Cabdikariim Muxaydiin Axmed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD, kadib xaflad xilwareejin ah oo ka dhacday Xarunta Jaamacadda Town Campus, isagoo hoggaanka jaamacadda kala wareegay Guddoomiyihii hore, Dr. Daahir Xasan Cabdi. Dr. Cabdikariim, oo ay si rasmi ah u magacaaben Guddiga Maamulka Sare ee Jaamacadda Agoosto 8, 2024, […]

Articles similaires

Sorry! Image not available at this time

Booliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan xadgudub uu kula kacay dad shacab ah

hiiraan.com - 29/Aug 06:27

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xiray askari boolis ah oo muuqaal iska soo duubay isagoo xad-gudub...

Sorry! Image not available at this time

Faahfaahino kasoo baxaya weerar qaraxyo loo adeegsaday oo ka dhacay Baydhabo

hiiraan.com - 28/Aug 06:42

Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro loo adeegaaday qaraxyo bambaanoyin ah oo Xalay kooxda Al-shabaab ka...

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo dalka dib ugu soo laabtay

jowhar.com - 29/Aug 12:17

Aug 29 (Jowhar)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo...

Sorry! Image not available at this time

Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo Baledweyne ku dilay wiil dhalinyaro ahaa

hiiraan.com - 01/Sep 14:47

Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil duhurnimadii maanta loogu geystay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta...

Sorry! Image not available at this time

Masar iyo Soomaaliya oo samayn doona dhoolatus ciidan oo sii kordhin kara xiisadda gobolka

hiiraan.com - 03/Sep 05:33

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in ay dhoolatus milateri oo wadajir ah ku sameeyaan Soomaaliya,...

Sorry! Image not available at this time

Masar iyo Soomaaliya oo samayn doona dhoolatus ciidan oo sii kordhin kara xiisadda gobolka

hiiraan.com - 03/Sep 05:33

Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in ay dhoolatus milateri oo wadajir ah ku sameeyaan Soomaaliya,...

Sorry! Image not available at this time

Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir oo sheegay in Maxkamaddu ka jirto xaalad garsooreyaal la'aan ah

hiiraan.com - 06/Sep 14:46

Jimco, September, 6, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud Dabaan ayaa shaaca ka qaaday in sanadkaan 2024...

Wararkii u danbeeyay khasaare ka dhashay madaafiic lagu weeraray aagga Xerada Xalane

jowhar.com - 05/Sep 06:12

Sep 05 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarahanka dhashay madaafoic aroortii hore ee saaka kusoo dhacday xaafado kudhow garoonka...

Wararkii u danbeeyay khasaare ka dhashay madaafiic lagu weeraray aagga Xerada Xalane

jowhar.com - 05/Sep 06:12

Sep 05 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarahanka dhashay madaafoic aroortii hore ee saaka kusoo dhacday xaafado kudhow garoonka...

Sirdoonka Somailand oo xabsiga dhigay Xildhibaan Maxamed Abiib

jowhar.com - 02/Sep 11:52

Sep 02 (Jowhar) Sirdoonka Somaliland ayaa garoonka Hargeysa ka qabtat Xildhibaan Max’ed Abiib, oo kasoo laabtay Imaaraatka Carabta, isagoo...

Les derniers communiqués

  • Aucun élément